Uncategorized

qaramada midobey oo cambareysey werarkii shalay

Q-M oo Cabaareysay Weerarkii shalay Ka dhacay Isbital ay Gacanta ku hayeen Turkiga Muqdisho

Published on July 28, 2013 by    ·   No Comments

Wakiilka sare ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa si xoogan u cambaareeyay weerarkii ismiidaminta ee lala eegtay guriga shaqaalaha Turkey ay daganaayeen, kaasi oo geystay dhimasho iyo dhaawac.

“Waxaan marka hore tacsi aan u dirayaa dowlada Turkey, dadka waxyeelada soo gaartay iyo kuwa dadkii ay jeclaayeen ku waayay weerarka, Turkey wuxuu ka shaqeeynayay caawinta Soomaaliya sanadihii lasoo dhaafay”ayuu yiri Nicholas Kay.

Xafiiska holwgalka gargaarka ee qaramada Midoobay Soomaaliya “UNSOM” oo uu madaxda ka yahay Kay, ayaa sidoo kale sheegay in weeraradaasi ay kamid yihiin weerarada ay Alshabaab qaadayeen bishaan inta lagu gudo jiro.

“Waxaan cambaareynayaa dhamaan weerarada Alshabaab”ayuu hadalkiisa kusii daray Mr Key, isagoo sheegay in baahida ay tahay nabad iyo caawinta Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

Xafiiska UNSON, oo howlgalkii Somalia ka bilaabay bishii lasoo dhaafay ayaa ka shaqeynaya taageerada Soomaaliya, waxaana horay xafiiskaasi loo yaqiinay xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobay ee UNPOS.

 

W/Q: C/fitaax Shiino Axmed Cal

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s