Uncategorized

gobihii dalxiiska iyo Tumashada loogu safri jiray oo lagu kala cararay , Waa maxay sababta () Magaalo xeebeedka caanka ah ee Mallorca oo ku taala dalka Spain ayaa gebi ahaanba waxaa ka taagan cabsi balaaran halka qaar deegaanada ku dhaw dhaw intooda badan lagu kala cararay. Halkaan ka Daawo Holaca iyo kala cararka ka taagan magaalada Mallorca ee dalka Spain Dab holac iyo dabeeylo wato oo ka soo bilaabmay Jasiirada Andratx ee dalka Spain ayaa waxa uu ku fiday guud ahaan deegaanada ku teedsan magaalada Mallorca oo ah halka ugu badan oo ay xiliga Kuleelaha u dalxiisaan dadka ku nool Qaarada Yurub. D iyaarado Helikoptaro ah iyo gaadiid fara badan ayaa ka qeeyb qaadanaya daminta dabkaan xoogan ee ku faafay dhulka keeynta ah ee geesaha uga yaal magaalada

alxiiska iyo Tumashada
loogu safri jiray oo lagu kala
cararay , Waa maxay sababta
(Daawo Muuqaal+Warbixin)
Magaalo xeebeedka caanka ah ee
Mallorca oo ku taala dalka Spain ayaa
gebi ahaanba waxaa ka taagan cabsi
balaaran halka qaar deegaanada ku
dhaw dhaw intooda badan lagu kala
cararay.
Halkaan ka Daawo Holaca iyo kala
cararka ka taagan magaalada
Mallorca ee dalka Spain
Dab holac iyo dabeeylo wato oo ka
soo bilaabmay Jasiirada Andratx ee
dalka Spain ayaa waxa uu ku fiday
guud ahaan deegaanada ku teedsan
magaalada Mallorca oo ah halka ugu
badan oo ay xiliga Kuleelaha u
dalxiisaan dadka ku nool Qaarada
Yurub.
D iyaarado Helikoptaro ah iyo gaadiid
fara badan ayaa ka qeeyb qaadanaya
daminta dabkaan xoogan ee ku faafay
dhulka keeynta ah ee geesaha uga yaal
magaalada

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s