Uncategorized

Shirkii Kampala oolaga soo saaray inDowladdaSoomaaliya laguwareejiyomaamulkaDekkadda iyogaroonkadayaaradaha eeMagaaladaKismaayoIsniin, August 5, 2013—Shirkii ka socdayMagaalada Kampala ee aylahaayeen waddama ayCiidamada ka joogaanSoomaaliya iyodowladaha Soomaaliya iyoItoobiya ayaa la soogebagebeeyay, iyadoo ayshirkana laga soo soosaaray War-Murtiyeed kakooban 39 qodob, kaasi ooaan idiin soo koobnayqodobbadiisa.Qodobada ugu muhiimsanee shirka ka soo baxayayaa waxaa ka mid ahqodob ku saabsan inDowladda Soomaaliya laguwareejiyo MagaaladaKismaayo ee GobolkaJubbada Hoose, iyadoosidoo kalena la soodhaweeyay wadahadallada u billowdayDowladda Soomaaliya iyoMas’uuliyiintii ka socdayGobollada Jubbooyinka.War-murtiyeedka ayaasidoo kale ku baaqay inwada hadallada DowladdaSoomaaliya iyomas’uuliyiinta Jubbalanduga billowday Addis Ababala sii wado, isla markaanaay wada hadalladaasnoqdaan mid laga wadaqeybgalo.Qodobada kale eemuhiimka ah ee shirka kasoo baxay ayaa waxaa kamid ah in la taageerayMidnimada,madaxbannaanida iyosoohdimaha dhuleed eedalka Soomaaliya, iyadoola isku raacay in lataageero DowladdaFederaalka Soomaaliya iyoqorshaheeda ku aaddanmaamul-u-sameynta dalka.Sidoo kale waxaa shirkalagu ammaanay guulahaay Ciidamada Amisom,kuwo Itoobiya iyo kuwaDowladda Soomaaliya ayka gaareen soo celintanabadgelyada Soomaaliya,gaar ahaan la-dagaalankaXoogagga Al-Shabaab.Shirka waxaa lagucambaareeyay weerarroismiidaamin ah oo aydhawaan Al-Shabaab kageysatay Soomaaliya,wuxuuna war-murtiyeedkaugu baaqay dalalka kaqeybqaadanaya soo celintanabadgelyada Soomaaliyain la sii wado la-dagaalanka Al-Shabaab.Waxaa kaloo shirka ka soobaxay inMaleeshiyooyinkaSoomaalidadhammaantood laciidameeyo, isla markaanatababarro loo furo, markalaga reebo kuwa Al-Shabaab waa sida laguxusay War-murtiyeedka aysoo saareen dalalka ayCiidammada ka joogaanSoomaaliya ee kulanka uuugu soo dhammaadaymagaalada Kampala eedalka Uganda.Madaxdu waxay soodhaweeyeencunaqabateyntii uu GolahaAmmaanka ee QarammadaMidoobay ku soo rogaydhoofinta dhuxusha eeSoomaaliya, waxayna taasiku soo beegmeysaa iyadooDekedda Kismaayo ay welika socoto dhoofintadhuxusha.Madaxdu waxay mar kaleku celiyeen doorka ayciyaarayaan DowladahaIGAD iyo kuwa AU ee kuaaddan howlgalka nabad-sugidda Soomaaliya iyociidamo u diristaSoomaaliya, iyadoomadaxdu ay boogadiyeenCiidamada dheeraad ah ooay dhawaan dalalkaKenya, Djibouti iyo SieraLeone ay u direenSoomaaliya.Shirka oo uu shirguddoominayayMadaxweynaha DowladdaUganda ayaa waxaa kaqeybgalay madax kasocotay Dowladaha Kenya,Soomaaliya, Itoobiya,Jabuuti, Burundi iyo SieraLeone, wuxuuna shirkoodaku xigay shir aymagaalada Kampala kuyeesheen WasiirradaArrimaha Dibadda eedalalka ay ciidamada kajoogaan Soomaaliya.War-murtiyeedkan oo aadu dheeraa oo aanqodobada muhiimka ah kasoo qaadannay waxaahoosta uga saxiixnaa:H.E. GABRIEL NIZIGAMA,Wasiirka Ammaanka guudee BurundiH.E. HASSAN DARARHOUFANEH, WasiirkaGaashaandhigga DjiboutiH. E. MR. HAILEMARIAMDESALEGN, Ra’iisalWasaaraha ItoobiyaH. E. UHURU KENYATTA,MadaxweynahaJamhuuriyadda KenyaH.E. HASSAN SHEIKHMOHAMUD,Madaxweynaha DowladdaSoomaaliyaH.E. ANDREW GBEBAYBANGALI, Xoghayahajoogtada ee Siera Leoneuga wakiilka ah AUH.E. YOWERI KAGUTAMUSEVENI,MadaxweynahaJamhuuriyadda UgandaH.E. AMBASSADORMAHAMAT SALEHANNADIF, Wakiilka gaarkaah ee AU-da u qaabilsanSomaliaSalaad Iidow Xasan (Xiis),Hiiraan Online

Shirkii Kampala oo
laga soo saaray in
Dowladda
Soomaaliya lagu
wareejiyo
maamulka
Dekkadda iyo
garoonka
dayaaradaha ee
Magaalada
Kismaayo
Isniin, August 5, 2013—
Shirkii ka socday
Magaalada Kampala ee ay
lahaayeen waddama ay
Ciidamada ka joogaan
Soomaaliya iyo
dowladaha Soomaaliya iyo
Itoobiya ayaa la soo
gebagebeeyay, iyadoo ay
shirkana laga soo soo
saaray War-Murtiyeed ka
kooban 39 qodob, kaasi oo
aan idiin soo koobnay
qodobbadiisa.
Qodobada ugu muhiimsan
ee shirka ka soo baxay
ayaa waxaa ka mid ah
qodob ku saabsan in
Dowladda Soomaaliya lagu
wareejiyo Magaalada
Kismaayo ee Gobolka
Jubbada Hoose, iyadoo
sidoo kalena la soo
dhaweeyay wada
hadallada u billowday
Dowladda Soomaaliya iyo
Mas’uuliyiintii ka socday
Gobollada Jubbooyinka.
War-murtiyeedka ayaa
sidoo kale ku baaqay in
wada hadallada Dowladda
Soomaaliya iyo
mas’uuliyiinta Jubbaland
uga billowday Addis Ababa
la sii wado, isla markaana
ay wada hadalladaas
noqdaan mid laga wada
qeybgalo.
Qodobada kale ee
muhiimka ah ee shirka ka
soo baxay ayaa waxaa ka
mid ah in la taageeray
Midnimada,
madaxbannaanida iyo
soohdimaha dhuleed ee
dalka Soomaaliya, iyadoo
la isku raacay in la
taageero Dowladda
Federaalka Soomaaliya iyo
qorshaheeda ku aaddan
maamul-u-sameynta dalka.
Sidoo kale waxaa shirka
lagu ammaanay guulaha
ay Ciidamada Amisom,
kuwo Itoobiya iyo kuwa
Dowladda Soomaaliya ay
ka gaareen soo celinta
nabadgelyada Soomaaliya,
gaar ahaan la-dagaalanka
Xoogagga Al-Shabaab.
Shirka waxaa lagu
cambaareeyay weerarro
ismiidaamin ah oo ay
dhawaan Al-Shabaab ka
geysatay Soomaaliya,
wuxuuna war-murtiyeedka
ugu baaqay dalalka ka
qeybqaadanaya soo celinta
nabadgelyada Soomaaliya
in la sii wado la-
dagaalanka Al-Shabaab.
Waxaa kaloo shirka ka soo
baxay in
Maleeshiyooyinka
Soomaalida
dhammaantood la
ciidameeyo, isla markaana
tababarro loo furo, marka
laga reebo kuwa Al-
Shabaab waa sida lagu
xusay War-murtiyeedka ay
soo saareen dalalka ay
Ciidammada ka joogaan
Soomaaliya ee kulanka uu
ugu soo dhammaaday
magaalada Kampala ee
dalka Uganda.
Madaxdu waxay soo
dhaweeyeen
cunaqabateyntii uu Golaha
Ammaanka ee Qarammada
Midoobay ku soo rogay
dhoofinta dhuxusha ee
Soomaaliya, waxayna taasi
ku soo beegmeysaa iyadoo
Dekedda Kismaayo ay weli
ka socoto dhoofinta
dhuxusha.
Madaxdu waxay mar kale
ku celiyeen doorka ay
ciyaarayaan Dowladaha
IGAD iyo kuwa AU ee ku
aaddan howlgalka nabad-
sugidda Soomaaliya iyo
ciidamo u dirista
Soomaaliya, iyadoo
madaxdu ay boogadiyeen
Ciidamada dheeraad ah oo
ay dhawaan dalalka
Kenya, Djibouti iyo Siera
Leone ay u direen
Soomaaliya.
Shirka oo uu shir
guddoominayay
Madaxweynaha Dowladda
Uganda ayaa waxaa ka
qeybgalay madax ka
socotay Dowladaha Kenya,
Soomaaliya, Itoobiya,
Jabuuti, Burundi iyo Siera
Leone, wuxuuna shirkooda
ku xigay shir ay
magaalada Kampala ku
yeesheen Wasiirrada
Arrimaha Dibadda ee
dalalka ay ciidamada ka
joogaan Soomaaliya.
War-murtiyeedkan oo aad
u dheeraa oo aan
qodobada muhiimka ah ka
soo qaadannay waxaa
hoosta uga saxiixnaa:
H.E. GABRIEL NIZIGAMA,
Wasiirka Ammaanka guud
ee Burundi
H.E. HASSAN DARAR
HOUFANEH, Wasiirka
Gaashaandhigga Djibouti
H. E. MR. HAILEMARIAM
DESALEGN, Ra’iisal
Wasaaraha Itoobiya
H. E. UHURU KENYATTA,
Madaxweynaha
Jamhuuriyadda Kenya
H.E. HASSAN SHEIKH
MOHAMUD,
Madaxweynaha Dowladda
Soomaaliya
H.E. ANDREW GBEBAY
BANGALI, Xoghayaha
joogtada ee Siera Leone
uga wakiilka ah AU
H.E. YOWERI KAGUTA
MUSEVENI,
Madaxweynaha
Jamhuuriyadda Uganda
H.E. AMBASSADOR
MAHAMAT SALEH
ANNADIF, Wakiilka gaarka
ah ee AU-da u qaabilsan
Somalia
Salaad Iidow Xasan (Xiis),
Hiiraan Online

Standard

One thought on “Shirkii Kampala oolaga soo saaray inDowladdaSoomaaliya laguwareejiyomaamulkaDekkadda iyogaroonkadayaaradaha eeMagaaladaKismaayoIsniin, August 5, 2013—Shirkii ka socdayMagaalada Kampala ee aylahaayeen waddama ayCiidamada ka joogaanSoomaaliya iyodowladaha Soomaaliya iyoItoobiya ayaa la soogebagebeeyay, iyadoo ayshirkana laga soo soosaaray War-Murtiyeed kakooban 39 qodob, kaasi ooaan idiin soo koobnayqodobbadiisa.Qodobada ugu muhiimsanee shirka ka soo baxayayaa waxaa ka mid ahqodob ku saabsan inDowladda Soomaaliya laguwareejiyo MagaaladaKismaayo ee GobolkaJubbada Hoose, iyadoosidoo kalena la soodhaweeyay wadahadallada u billowdayDowladda Soomaaliya iyoMas’uuliyiintii ka socdayGobollada Jubbooyinka.War-murtiyeedka ayaasidoo kale ku baaqay inwada hadallada DowladdaSoomaaliya iyomas’uuliyiinta Jubbalanduga billowday Addis Ababala sii wado, isla markaanaay wada hadalladaasnoqdaan mid laga wadaqeybgalo.Qodobada kale eemuhiimka ah ee shirka kasoo baxay ayaa waxaa kamid ah in la taageerayMidnimada,madaxbannaanida iyosoohdimaha dhuleed eedalka Soomaaliya, iyadoola isku raacay in lataageero DowladdaFederaalka Soomaaliya iyoqorshaheeda ku aaddanmaamul-u-sameynta dalka.Sidoo kale waxaa shirkalagu ammaanay guulahaay Ciidamada Amisom,kuwo Itoobiya iyo kuwaDowladda Soomaaliya ayka gaareen soo celintanabadgelyada Soomaaliya,gaar ahaan la-dagaalankaXoogagga Al-Shabaab.Shirka waxaa lagucambaareeyay weerarroismiidaamin ah oo aydhawaan Al-Shabaab kageysatay Soomaaliya,wuxuuna war-murtiyeedkaugu baaqay dalalka kaqeybqaadanaya soo celintanabadgelyada Soomaaliyain la sii wado la-dagaalanka Al-Shabaab.Waxaa kaloo shirka ka soobaxay inMaleeshiyooyinkaSoomaalidadhammaantood laciidameeyo, isla markaanatababarro loo furo, markalaga reebo kuwa Al-Shabaab waa sida laguxusay War-murtiyeedka aysoo saareen dalalka ayCiidammada ka joogaanSoomaaliya ee kulanka uuugu soo dhammaadaymagaalada Kampala eedalka Uganda.Madaxdu waxay soodhaweeyeencunaqabateyntii uu GolahaAmmaanka ee QarammadaMidoobay ku soo rogaydhoofinta dhuxusha eeSoomaaliya, waxayna taasiku soo beegmeysaa iyadooDekedda Kismaayo ay welika socoto dhoofintadhuxusha.Madaxdu waxay mar kaleku celiyeen doorka ayciyaarayaan DowladahaIGAD iyo kuwa AU ee kuaaddan howlgalka nabad-sugidda Soomaaliya iyociidamo u diristaSoomaaliya, iyadoomadaxdu ay boogadiyeenCiidamada dheeraad ah ooay dhawaan dalalkaKenya, Djibouti iyo SieraLeone ay u direenSoomaaliya.Shirka oo uu shirguddoominayayMadaxweynaha DowladdaUganda ayaa waxaa kaqeybgalay madax kasocotay Dowladaha Kenya,Soomaaliya, Itoobiya,Jabuuti, Burundi iyo SieraLeone, wuxuuna shirkoodaku xigay shir aymagaalada Kampala kuyeesheen WasiirradaArrimaha Dibadda eedalalka ay ciidamada kajoogaan Soomaaliya.War-murtiyeedkan oo aadu dheeraa oo aanqodobada muhiimka ah kasoo qaadannay waxaahoosta uga saxiixnaa:H.E. GABRIEL NIZIGAMA,Wasiirka Ammaanka guudee BurundiH.E. HASSAN DARARHOUFANEH, WasiirkaGaashaandhigga DjiboutiH. E. MR. HAILEMARIAMDESALEGN, Ra’iisalWasaaraha ItoobiyaH. E. UHURU KENYATTA,MadaxweynahaJamhuuriyadda KenyaH.E. HASSAN SHEIKHMOHAMUD,Madaxweynaha DowladdaSoomaaliyaH.E. ANDREW GBEBAYBANGALI, Xoghayahajoogtada ee Siera Leoneuga wakiilka ah AUH.E. YOWERI KAGUTAMUSEVENI,MadaxweynahaJamhuuriyadda UgandaH.E. AMBASSADORMAHAMAT SALEHANNADIF, Wakiilka gaarkaah ee AU-da u qaabilsanSomaliaSalaad Iidow Xasan (Xiis),Hiiraan Online

  1. Reblogged this on http://farayarenews somafarayarenews somalia @xjournalist i teach and speak english arabic ahmaric kiswahili somali and italiano i am a proff. Af languages journalist peace maker chairman of somali youth @xjournalist i teach and speak english arabic ahmaric kiswahili somali and italiano i am a proff. Af languages journalist peace maker chairman of somali youth path finders.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s