bashir, farayarenews, Uncategorized

Kenya oo sheegtay inaydiyaar u tahay in dekadaiyo garoonka KismaayoDowladda Soomaaliya kuwareejisoDowladda Kenya ayaashaacisay inay diyaar utahay in Dekada MagaaladaKismaayo iyo Garoonkadiyaaradaha Magaaladaasiay ku wareejiso DowladdaSoomaaliya.Xog-hayaha joogtada ah eewasaaradda arrimahadibadda ee dalka KenyaKaranja Kibicho, ooshirjaraa’id shalay ku qabtayMagaalada Nairobi ee dalkaKenya,ayaa sheegay inaydiyaar u tahay DowladdaKenya in maamulidagaroonka iyo dekadaKismaayo gacanta ugelisoDowladda Soomaaliya.Kenya waxa ay sheegtay inaywanaagsan tahay wax walibain loosoo maro nidaamwadahadal sahli kara inDowladda Soomaaliya laguwareejiyo GaroonkaKismaayo iyo dekada oohada ay maamulaanciidamada Kenya eeKismaayo jooga.Waxa uu ka digaymasuulkaan damac Shabaabkasoo gala MagaaladaKismaayo,kaasi oo noqonkara inay soo weeraraanmagaalada oo ay iskudayaan inay qabsadaan.Shirkii dhawaan kusoodhamaaday MagaaladaKampala ee dalka Ugandaayaa waxaa madaxda lixwadan oo Soomaaliya ayciidan ka joogaan aygo’aamiyeen in dekada iyoGaroonka Kismaayo laguwareejiyo DowladdaSoomaaliya.Dowladda Soomaaliya ayaagoor sii horeysay ciidamadaKenya ku eedeysay inay kaqeyb qaateen dagaal kadhacay MagaaladaKismaayo,ayna la safteengarab kamid ah garabyadiiku dagaalamay Kismaayo.Kenya ayaa labo sano kahorciidankeeda waxa ay soogaleen dalkaSoomaaliya,iyadoo dagaaladag ay lasoo galeenShabaab ugu dambeynaKismaayo ay ku yimaa

Kenya oo sheegtay inay
diyaar u tahay in dekada
iyo garoonka Kismaayo
Dowladda Soomaaliya ku
wareejiso
Dowladda Kenya ayaa
shaacisay inay diyaar u
tahay in Dekada Magaalada
Kismaayo iyo Garoonka
diyaaradaha Magaaladaasi
ay ku wareejiso Dowladda
Soomaaliya.
Xog-hayaha joogtada ah ee
wasaaradda arrimaha
dibadda ee dalka Kenya
Karanja Kibicho, oo
shirjaraa’id shalay ku qabtay
Magaalada Nairobi ee dalka
Kenya,ayaa sheegay inay
diyaar u tahay Dowladda
Kenya in maamulida
garoonka iyo dekada
Kismaayo gacanta ugeliso
Dowladda Soomaaliya.
Kenya waxa ay sheegtay inay
wanaagsan tahay wax waliba
in loosoo maro nidaam
wadahadal sahli kara in
Dowladda Soomaaliya lagu
wareejiyo Garoonka
Kismaayo iyo dekada oo
hada ay maamulaan
ciidamada Kenya ee
Kismaayo jooga.
Waxa uu ka digay
masuulkaan damac Shabaab
kasoo gala Magaalada
Kismaayo,kaasi oo noqon
kara inay soo weeraraan
magaalada oo ay isku
dayaan inay qabsadaan.
Shirkii dhawaan kusoo
dhamaaday Magaalada
Kampala ee dalka Uganda
ayaa waxaa madaxda lix
wadan oo Soomaaliya ay
ciidan ka joogaan ay
go’aamiyeen in dekada iyo
Garoonka Kismaayo lagu
wareejiyo Dowladda
Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa
goor sii horeysay ciidamada
Kenya ku eedeysay inay ka
qeyb qaateen dagaal ka
dhacay Magaalada
Kismaayo,ayna la safteen
garab kamid ah garabyadii
ku dagaalamay Kismaayo.
Kenya ayaa labo sano kahor
ciidankeeda waxa ay soo
galeen dalka
Soomaaliya,iyadoo dagaal
adag ay lasoo galeen
Shabaab ugu dambeyna
Kismaayo ay ku yimaa

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s