Uncategorized

Daawo Sawirada:-Munaasabada Ciidulfidriga oo Siwanaagsan uga Dhcaday Cadaado Ximan iyo Xeeb Published on August 8, 2013 by daahir faarax · 2 Comments iyadoo manta si isku mida loo looga ciiday magaalada cadaado Ee xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa dad faran oo ka kala yimid xaafadaha kala Duwan ee Magaalada Cadaado waxay salaada ciida ku tukageen afaafka hore ee madaxtooyada. Salaada Kadib ayaa Afaafaka Hore ee Madaxtooyada waxaa dadka ugu qodbeeyay madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb Mudane C/laahi Cali maxamed kadiye (Baarleex) iyadoona uu Halkaasi Kasoo Jeediyay Qudbad dhinacyo Badan taabaneysay. Sidoo Kale salaada kadib ayaa shacabka ku dhaqan xarunta maamulka ximan iyo xeeb waxay isugu hambayeeyeen munaasibada ciidul fidriga waxaana guud ahaan wadooyinka waaweyn soo buux dhaafiyay dadweyne wajiyadooda ay ka muuqato farax aan lasoo koobi karin kuwaasi oo kusoo labistay dharkooda ay ugu tala galeen malinta ciida. Dhinaca Kale Madaxweyna Ku Xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Mudane Cabdi Maxamed Axmed Nuur ayaa halkaasi ka Hadlay Maxadaxweynaha Hadalkooban oo uu Jeediyay Kadib ayaa Waxa uu Dardaaran u jeediyay Ganacsatada Maamulka Ximan iyo Xeeb Iyo Wiliba Guud Ahaan Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya. Ugu Dambeyntii Ayaa Isla Munaasabada Waxaa Siyaabo Kala Duwan Ugu hambalyeey Dhamaan Shacaka Muslimiinta Qurba Joogata Reer Ximan iyo Xeeb ee Ka Kala Timid Wadanka Dibadiisa Iyagoona Halkaasi Ka Muujinayay Wajiyo Farxada ay ku dheehantahay. Waxaa Qoray: C/Fitaax Shiino Axmed Cali 1 2 3 4 5 6 7 8 9 11 12DSC01778DSC01779 DSC01780 Photo And Write By Abdi Fitaah Shiino Ahmed Ali Readers Comments (2) cabdi nasir cabdulhi xuseen says: Aug 8, 2013 at 11:45 AM Masha alah dhamaan ree ximin iyo xeen waxaan leyahay han balyo waxaan hal kaan ka salamayaa dhamaan shaqalaha wepka iyo adecada codka gobolada dhexe waxan hal kaas slaan oga dirayaa ehelka ku sugan cadado iyo na wa xigeda waxan cod sanaya in aad u si mar sisaan adecada malintaan qaliga darteen. Waxaan salaan qali ah o ay ku dhehantahay faraxad iyo jacel u kala dariyaa abti yashay o kala ah tahlil maxamad kulane. Farxaan maxamad ku lan adan maxamad kulane garad maxamad kulan abdi nafac maxamad ku lane iyo habar yarahay o kala ah farxiyo maxamad kulane xalwo maxmad kulane ardo maxamad kulane xawo maxamad ku lane iyo ilmaho dhamaan ree kulane tima yare iyo aderaday o kala ah dahir xuseen xasan o lo yaqaan dahir gacamay nuur xuseen xasan cumar xuseen xasan gudomiyihii hore e godin labe cilmi xuseen xasan abdul xuseen xasan axmad xuseen xasan cumaan xuseen xasan sh: yusuf xuseen xasan yaxyi xuseen xasan iyo edayashay o kala ah xamdi xuseen xasan iyo dheeh xuseen xasan iyo dhamaan ree xuseen xasan jamac diin. Sido kale waxaan meshaan salaan kash iyo laab ah oga dirayaa dhamaan ree ximin iyo xeeb gar ahaan ree cadaado ilahay nabad galyo gorkiina ha yelo in sha alah Reply » cabdi nasir cabdulhi xuseen says: Aug 8, 2013 at 12:03 PM MashaQISO CAJIIB AH. (Islaam ma ahi, laakiin waan Tukadaa). Qisada waxaa ka Sheekeenaya Wiil ay Dhalashadiisu tahey American, kaa soo Isaga iyo Qoyskiisana Diinta Islamka ah Qaateen, Waxuuna ku bilaabey Sheekadiisa sida tan: Hooyadeyda waxey qaadatey Diinta Islamka, waxey ku Dukan jirtey Salaadaha Masjidka, laakin waxey si layaab ah ula kulantey Naag!, Naagtaasoo kula Dukaneysa Masjidka isla markaana eysan ka muuqan wax Diin ah, oo u Lebasan sida Gaalada oo kale, jirkeedana aan Asturneeyn, Hadana Salaad Dukaneysa, waxeyna Timaadaa Masjidka Usbuucii ama Labadii Usbuuc Hal mar. Hooyadey Arintaas marar badan ayey Aragtey, markii Dambe waxey Go’aansatay iney Weydiiso Naagtaan Xaalkeeda, waxeyna ku tiri:- Adigu ma Islaam baa tahey? Naagtii baa tiri:- Maya. hooyadey oo yaaban baa tiri:- Oo hadaadan Islaam aheyn maxaad u timid Masjidka oo hadana u Dukaneysaa?, Mise Diinta Islaamka ayaad Baraneysaa oo waxaad Dooneysaa inaad Islaamto ? Naagtii baa tiri:- Maya. Hooyo baa misana tiri:- Hadaba ii Sheeg waxa ku keeney Meesha? Naagtii baa jawaab Cajiib ah bixisey oo tiri:- Aniga waxaan Dareemaa Xanuun iyo Culees xagga Qalbiga ah. oo Nafteyda Ciriiri ayey ku jirtaa, waxaan la Xiriirey Dhaqaatiir Cilmi Nafsiga Daweeya, laakin waxba iima qaban Daawadooda. Intaa ka dib Saaxibadeyda ayaa igu tiri:- bal Tijaabi Diimaha waa intaasoo aad ku Caafimaadaaye, ka dibna waxaan Bilaabey inaan Kaniisada Tago oo aan ku Dukado, laakiin Nafis kama aanan Dareemin weli, Haddana waxaan aadey Diinta Buudiyiinta sidoo kale waxbo kama Dareemin, waxaan soo wada marey Diiman badan, balse waxbo kama aanan Dareemin, kadib waxaan Go’aansaday inaan Diinta Islaamka Fiiriyo. Waan soo baxey, waxaan Imid Masjidka, oo waa idin la Istaagay, waxaan aad u Dareemey oo aad ii Cajab Geliyey, Dhawaaqa Imaamka iyo waxuu Aqrinaayo. markay intaas mareysay ayaa Hooyadey ku tiri:- waxuu Aqrinaayo mahan Hees ama Cod uu Isiga leeyahey ee waa hadalka Ilaahey, hadaad Rabtidna adiguba waad Baran kartaa oo waad Aqrin kartaa, ee maxaad Dareentaa ii sheeg kolka aad Maqasho hadalkaa?. Naagtii baa hadalkii qaadatay oo tiri:- markaan idin la Istaago, oo aan Sameeyo sidaa aad sameeneysaan, waxaan Dareemaa Nafis, oo Culeeska baa iga Dega. isla markaana Anigoo Faraxsana ayaan ka baxaa Masjidka, kadib Usbuuc ama Laba Usbuuc baan Maqnaadaa, waxaana Dareemaa Culeyskii oo kale, kadib waan idiin Imaadaa sidii baana Sameeyaa, haddana waan Caafimaadaa, oo Culeeyskii baa iga Dega, Marka sidaas baan u Imaadaa meeshaan. (ILAAHOOW INTII BAADIYEESAN SOO HANUUNI, YAA RABBI). alah dhamaan ree ximin iyo xeen waxaan leyahay han balyo waxaan hal kaan ka salamayaa dhamaan shaqalaha wepka iyo adecada codka gobolada dhexe waxan hal kaas slaan oga dirayaa ehelka ku sugan cadado iyo na wa xigeda waxan cod sanaya in aad u si mar sisaan adecada malintaan qaliga darteen. Waxaan salaan qali ah o ay ku dhehantahay faraxad iyo jacel u kala dariyaa abti yashay o kala ah tahlil maxamad kulane. Farxaan maxamad ku lan adan maxamad kulane garad maxamad kulan abdi nafac maxamad ku lane iyo habar yarahay o kala ah farxiyo maxamad kulane xalwo maxmad kulane ardo maxamad kulane xawo maxamad ku lane iyo ilmaho dhamaan ree kulane tima yare iyo aderaday o kala ah dahir xuseen xasan o lo yaqaan dahir gacamay nuur xuseen xasan cumar xuseen xasan gudomiyihii hore e godin labe cilmi xuseen xasan abdul xuseen xasan axmad xuseen xasan cumaan xuseen xasan sh: yusuf xuseen xasan yaxyi xuseen xasan iyo edayashay o kala ah xamdi xuseen xasan iyo dheeh xuseen xasan iyo dhamaan ree xuseen xasan jamac diin. Sido kale waxaan meshaan salaan kash iyo laab ah oga dirayaa dhamaan ree ximin iyo xeeb gar ahaan ree cadaado ilahay nabad galyo gorkiina ha yelo in sha alah Reply » Name (required) Email Address (required) Website (optional) IMAGE OF THE DAY fowsiyo32 LATEST HEADLINES Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Soomaa Daawo Sawirada:-Munaasabada Ciidulfi Dhamaan Aqristayaasha Wepka Gobolada Madaxeynah Ximan iyo Xeeb Oo U Hamba Munaasabad Xil Wareegin Ah oo Ka Dha MAALMAHA CIIDA Godinlabe Godinlabe oo laga dareemayo Mashquul farabadan oo ku aadan Munaasabada Ciida (Oct 27, 2012 Goboladaradio) Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalintii labaad ee Munaasabada barakeysan ee Ciidul Adxaa waxa … ganooooley Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo shacabka Soomaaliyeed u diray hanbalyada Ciida (Oct 27, 2012 Goboladaradio) Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Jimcaale Hagafey ayaa habalyada Munaasabada Ciidul Adxaa … DSC04922 Cadaado oo si weyn looga ciiday (Sawiro) (Oct 26, 2012 Goboladaradio) Fagaaraha Weyn ee ku yaala Afaafka hore ee Xarunta Madaxtooyada Maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb …

Daawo Sawirada:-Munaasabada Ciidulfidriga oo Siwanaagsan uga Dhcaday Cadaado Ximan iyo Xeeb

Published on August 8, 2013 by    ·   2 Comments

iyadoo manta si isku mida loo looga ciiday magaalada cadaado Ee xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa dad faran oo ka kala yimid xaafadaha kala Duwan ee Magaalada Cadaado waxay salaada ciida ku tukageen afaafka hore ee madaxtooyada.

 
Salaada Kadib ayaa Afaafaka Hore ee Madaxtooyada waxaa dadka ugu qodbeeyay madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb Mudane C/laahi Cali maxamed kadiye (Baarleex) iyadoona uu Halkaasi Kasoo Jeediyay Qudbad dhinacyo Badan taabaneysay.

 
Sidoo Kale salaada kadib ayaa shacabka ku dhaqan xarunta maamulka ximan iyo xeeb waxay isugu hambayeeyeen munaasibada ciidul fidriga waxaana guud ahaan wadooyinka waaweyn soo buux dhaafiyay dadweyne wajiyadooda ay ka muuqato farax aan lasoo koobi karin kuwaasi oo kusoo labistay dharkooda ay ugu tala galeen malinta ciida.

 
Dhinaca Kale Madaxweyna Ku Xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Mudane Cabdi Maxamed Axmed Nuur ayaa halkaasi ka Hadlay Maxadaxweynaha Hadalkooban oo uu Jeediyay Kadib ayaa Waxa uu Dardaaran u jeediyay Ganacsatada Maamulka Ximan iyo Xeeb Iyo Wiliba Guud Ahaan Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya.

 
Ugu Dambeyntii Ayaa Isla Munaasabada Waxaa Siyaabo Kala Duwan Ugu hambalyeey Dhamaan Shacaka Muslimiinta Qurba Joogata Reer Ximan iyo Xeeb ee Ka Kala Timid Wadanka Dibadiisa Iyagoona Halkaasi Ka Muujinayay Wajiyo Farxada ay ku dheehantahay.

Waxaa Qoray: C/Fitaax Shiino Axmed Cali

12345678911
12DSC01778DSC01779 DSC01780 

Photo And Write By Abdi Fitaah Shiino Ahmed Ali

Readers Comments (2)

  1. cabdi nasir cabdulhi xuseen says:

    Masha alah dhamaan ree ximin iyo xeen waxaan leyahay han balyo waxaan hal kaan ka salamayaa dhamaan shaqalaha wepka iyo adecada codka gobolada dhexe waxan hal kaas slaan oga dirayaa ehelka ku sugan cadado iyo na wa xigeda waxan cod sanaya in aad u si mar sisaan adecada malintaan qaliga darteen. Waxaan salaan qali ah o ay ku dhehantahay faraxad iyo jacel u kala dariyaa abti yashay o kala ah tahlil maxamad kulane. Farxaan maxamad ku lan adan maxamad kulane garad maxamad kulan abdi nafac maxamad ku lane iyo habar yarahay o kala ah farxiyo maxamad kulane xalwo maxmad kulane ardo maxamad kulane xawo maxamad ku lane iyo ilmaho dhamaan ree kulane tima yare iyo aderaday o kala ah dahir xuseen xasan o lo yaqaan dahir gacamay nuur xuseen xasan cumar xuseen xasan gudomiyihii hore e godin labe cilmi xuseen xasan abdul xuseen xasan axmad xuseen xasan cumaan xuseen xasan sh: yusuf xuseen xasan yaxyi xuseen xasan iyo edayashay o kala ah xamdi xuseen xasan iyo dheeh xuseen xasan iyo dhamaan ree xuseen xasan jamac diin. Sido kale waxaan meshaan salaan kash iyo laab ah oga dirayaa dhamaan ree ximin iyo xeeb gar ahaan ree cadaado ilahay nabad galyo gorkiina ha yelo in sha alah

  2. cabdi nasir cabdulhi xuseen says:

    MashaQISO CAJIIB AH.
    (Islaam ma ahi, laakiin waan Tukadaa).

    Qisada waxaa ka Sheekeenaya Wiil ay Dhalashadiisu tahey American, kaa soo Isaga iyo Qoyskiisana Diinta Islamka ah Qaateen, Waxuuna ku bilaabey Sheekadiisa sida tan:
    Hooyadeyda waxey qaadatey Diinta Islamka, waxey ku Dukan jirtey Salaadaha Masjidka, laakin waxey si layaab ah ula kulantey Naag!, Naagtaasoo kula Dukaneysa Masjidka isla markaana eysan ka muuqan wax Diin ah, oo u Lebasan sida Gaalada oo kale, jirkeedana aan Asturneeyn, Hadana Salaad Dukaneysa, waxeyna Timaadaa Masjidka Usbuucii ama Labadii Usbuuc Hal mar.
    Hooyadey Arintaas marar badan ayey Aragtey, markii Dambe waxey Go’aansatay iney Weydiiso Naagtaan Xaalkeeda, waxeyna ku tiri:- Adigu ma Islaam baa tahey? Naagtii baa tiri:- Maya.
    hooyadey oo yaaban baa tiri:- Oo hadaadan Islaam aheyn maxaad u timid Masjidka oo hadana u Dukaneysaa?, Mise Diinta Islaamka ayaad Baraneysaa oo waxaad Dooneysaa inaad Islaamto ? Naagtii baa tiri:- Maya.
    Hooyo baa misana tiri:- Hadaba ii Sheeg waxa ku keeney Meesha?
    Naagtii baa jawaab Cajiib ah bixisey oo tiri:- Aniga waxaan Dareemaa Xanuun iyo Culees xagga Qalbiga ah. oo Nafteyda Ciriiri ayey ku jirtaa, waxaan la Xiriirey Dhaqaatiir Cilmi Nafsiga Daweeya, laakin waxba iima qaban Daawadooda.
    Intaa ka dib Saaxibadeyda ayaa igu tiri:- bal Tijaabi Diimaha waa intaasoo aad ku Caafimaadaaye, ka dibna waxaan Bilaabey inaan Kaniisada Tago oo aan ku Dukado, laakiin Nafis kama aanan Dareemin weli, Haddana waxaan aadey Diinta Buudiyiinta sidoo kale waxbo kama Dareemin, waxaan soo wada marey Diiman badan, balse waxbo kama aanan Dareemin, kadib waxaan Go’aansaday inaan Diinta Islaamka Fiiriyo.
    Waan soo baxey, waxaan Imid Masjidka, oo waa idin la Istaagay, waxaan aad u Dareemey oo aad ii Cajab Geliyey, Dhawaaqa Imaamka iyo waxuu Aqrinaayo.
    markay intaas mareysay ayaa Hooyadey ku tiri:- waxuu Aqrinaayo mahan Hees ama Cod uu Isiga leeyahey ee waa hadalka Ilaahey, hadaad Rabtidna adiguba waad Baran kartaa oo waad Aqrin kartaa, ee maxaad Dareentaa ii sheeg kolka aad Maqasho hadalkaa?.
    Naagtii baa hadalkii qaadatay oo tiri:- markaan idin la Istaago, oo aan Sameeyo sidaa aad sameeneysaan, waxaan Dareemaa Nafis, oo Culeeska baa iga Dega. isla markaana Anigoo Faraxsana ayaan ka baxaa Masjidka, kadib Usbuuc ama Laba Usbuuc baan Maqnaadaa, waxaana Dareemaa Culeyskii oo kale, kadib waan idiin Imaadaa sidii baana Sameeyaa, haddana waan Caafimaadaa, oo Culeeyskii baa iga Dega, Marka sidaas baan u Imaadaa meeshaan.

    (ILAAHOOW INTII BAADIYEESAN SOO HANUUNI, YAA RABBI). alah dhamaan ree ximin iyo xeen waxaan leyahay han balyo waxaan hal kaan ka salamayaa dhamaan shaqalaha wepka iyo adecada codka gobolada dhexe waxan hal kaas slaan oga dirayaa ehelka ku sugan cadado iyo na wa xigeda waxan cod sanaya in aad u si mar sisaan adecada malintaan qaliga darteen. Waxaan salaan qali ah o ay ku dhehantahay faraxad iyo jacel u kala dariyaa abti yashay o kala ah tahlil maxamad kulane. Farxaan maxamad ku lan adan maxamad kulane garad maxamad kulan abdi nafac maxamad ku lane iyo habar yarahay o kala ah farxiyo maxamad kulane xalwo maxmad kulane ardo maxamad kulane xawo maxamad ku lane iyo ilmaho dhamaan ree kulane tima yare iyo aderaday o kala ah dahir xuseen xasan o lo yaqaan dahir gacamay nuur xuseen xasan cumar xuseen xasan gudomiyihii hore e godin labe cilmi xuseen xasan abdul xuseen xasan axmad xuseen xasan cumaan xuseen xasan sh: yusuf xuseen xasan yaxyi xuseen xasan iyo edayashay o kala ah xamdi xuseen xasan iyo dheeh xuseen xasan iyo dhamaan ree xuseen xasan jamac diin. Sido kale waxaan meshaan salaan kash iyo laab ah oga dirayaa dhamaan ree ximin iyo xeeb gar ahaan ree cadaado ilahay nabad galyo gorkiina ha yelo in sha alah

 
 

Name (required)

Email Address (required)

Website (optional)

 

MAALMAHA CIIDA

Godinlabe

Godinlabe oo laga dareemayo Mashquul farabadan oo ku aadan Munaasabada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio) Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalintii labaad ee Munaasabada barakeysan ee Ciidul Adxaa waxa …

 

ganooooley

Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo shacabka Soomaaliyeed u diray hanbalyada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio)  Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Jimcaale Hagafey ayaa habalyada Munaasabada Ciidul Adxaa …

 

DSC04922

Cadaado oo si weyn looga ciiday (Sawiro)

(Oct 26, 2012 Goboladaradio) Fagaaraha Weyn ee ku yaala Afaafka hore ee Xarunta Madaxtooyada Maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb …

 
 
Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s