Uncategorized

sawirada shabaab dhoolatus ay sameeyeen

Boqolaal dad ah ayaa galinkii danbe ayaa  isagu soo baxay degmada Baraawe ee Gobalka Shabeelaha Hoose. Wilaayada Shabeelaha Hoose ayaa halkaasi ku qaban qaabisay Mahrajaan Xiiso lahaa oo ay udaawosho tageen dadweynaha ku dhaqan degmada Baraawe.

Tartano kala duwan oo dadka kaalmaha hore kagala abaalmarino helayeen ayaa lagu soo bandhigay fagaaraha weyn Tabuuk ee Baraawe.

Tartamada fagaaraha ka dhacay waxaa kamid ahaa xarig jiid,ukun La dubay oo la iska doonayay in degdeg lagu cuno,tartan orad ah, iyo tartamo kale oo aad ku daawan doontaan sawirada idinku soo maqan.

Hadaba Sawirrada hoose ayaa muujinaya qaar kamid ah Mahrajaankii iyo tartamadii kala duwanaa ee ka dhacay xeebta degmada Baraawe.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s