Uncategorized

Kenya oo Saddex Qodob lidku ah XukuumaddaSomalia ku xirtaywareejinta Dekeda iyoGaroonka Kismaayo.Dowlada Kenya ayaamaalintii shalay sheegtayinay diyaar u tahay inaywareejiso ilaalintaMagaalada dekeda muhiimkaleh ee Kismaayo,iyadoo kadigtay in nidaam daradaKismaayo ay sababi karto inAlshabaab ay ku dhiiradaanweerarka Kismaayo.“Dowlada Kenya waxaydiyaar u taay inay iskadhiibto labada dekedood,laakiin waxaa waajib ahinaan ku wareejiso qof, kaasioo soo maraa wadadawadahadalka,Haddii kalehaddii aan hadda ka baxnowaxaana kusoo laabanayakuwii hore”. Sidaasi ayuuyiri Karanja Kibicho oo ahXogheynta maamulkaWasaarada arimaha dibadaee dalka Kenya.Dowlada Kenya ayaasheegtay inay sii wadayaantaageerada ay siinayaandowlada Soomaaliya, sidamasuulka u hadlay uusheegay.Sidoo kale, Karanja Kibichooo ah Xogheynta maamulkaWasaarada arimaha dibadaee dalka Kenya, ayaa waxauu sheegay in DowladdaKenya ay wadato SaddaxShuruud kuwaasi uu ku kalasheegay1- In kabixida Kismaayokadib aysan Kenya udulqaadan doonin inAlshabaab ay weerar duulanah kaga soo qaadan dhankaKismaayo.2- Haddii ay Kenya dareentosaan-saan dagaal oo aywadaan Alshabaab ayshuruud la’aan Kenya ku galidoonto Mar labaadKismaayo, iyadoona cidii horistaagto Ciiddamadda Kenyaay u aqoonsan doonaanCadowga Kenya.3- In dalabaadka Kenya eeku aadan Dekadda iyoGaroonka Kismaayo sijilicsan looga baahan yahayin Dowladda Somalia uadeecdo ama u fududeyso.Dhanka kale, La taliyahaWasaarada arimaha dibadaKenya Zaddock MadiriSyong’oh, ayaa dhankiisasheegay in ciidamada Kenyahaddii ay ka baxaanMagaalada Kismaayo aykeenayso in sida ugudhaqsiyaha badan Alshabaabay ku galaan MagaaladaKismaayo, sida uu sheegay.Ciidamada Kenya ayaa qeybka ah ciidamdaa AMISOMwaxaana ay Alshabaab kasareen Magaalada Kismaayobishii September ee lasoodhaafay.Xiriirka ka dhaxeeya dowladaSoomaaliya iyo Kenya ayaasii xumaanayay waxiikadambeeyay markii Kenyalagu eedeeyay inaytaageerayso MaamulkaAxmed Madoobe.taaas oo aharin aan daah cid kasaarneyn.

Kenya oo Saddex Qodob lid
ku ah Xukuumadda
Somalia ku xirtay
wareejinta Dekeda iyo
Garoonka Kismaayo.
Dowlada Kenya ayaa
maalintii shalay sheegtay
inay diyaar u tahay inay
wareejiso ilaalinta
Magaalada dekeda muhiimka
leh ee Kismaayo,iyadoo ka
digtay in nidaam darada
Kismaayo ay sababi karto in
Alshabaab ay ku dhiiradaan
weerarka Kismaayo.
“Dowlada Kenya waxay
diyaar u taay inay iska
dhiibto labada dekedood,
laakiin waxaa waajib ah
inaan ku wareejiso qof, kaasi
oo soo maraa wadada
wadahadalka,Haddii kale
haddii aan hadda ka baxno
waxaana kusoo laabanaya
kuwii hore”. Sidaasi ayuu
yiri Karanja Kibicho oo ah
Xogheynta maamulka
Wasaarada arimaha dibada
ee dalka Kenya.
Dowlada Kenya ayaa
sheegtay inay sii wadayaan
taageerada ay siinayaan
dowlada Soomaaliya, sida
masuulka u hadlay uu
sheegay.
Sidoo kale, Karanja Kibicho
oo ah Xogheynta maamulka
Wasaarada arimaha dibada
ee dalka Kenya, ayaa waxa
uu sheegay in Dowladda
Kenya ay wadato Saddax
Shuruud kuwaasi uu ku kala
sheegay
1- In kabixida Kismaayo
kadib aysan Kenya u
dulqaadan doonin in
Alshabaab ay weerar duulan
ah kaga soo qaadan dhanka
Kismaayo.
2- Haddii ay Kenya dareento
saan-saan dagaal oo ay
wadaan Alshabaab ay
shuruud la’aan Kenya ku gali
doonto Mar labaad
Kismaayo, iyadoona cidii hor
istaagto Ciiddamadda Kenya
ay u aqoonsan doonaan
Cadowga Kenya.
3- In dalabaadka Kenya ee
ku aadan Dekadda iyo
Garoonka Kismaayo si
jilicsan looga baahan yahay
in Dowladda Somalia u
adeecdo ama u fududeyso.
Dhanka kale, La taliyaha
Wasaarada arimaha dibada
Kenya Zaddock Madiri
Syong’oh, ayaa dhankiisa
sheegay in ciidamada Kenya
haddii ay ka baxaan
Magaalada Kismaayo ay
keenayso in sida ugu
dhaqsiyaha badan Alshabaab
ay ku galaan Magaalada
Kismaayo, sida uu sheegay.
Ciidamada Kenya ayaa qeyb
ka ah ciidamdaa AMISOM
waxaana ay Alshabaab ka
sareen Magaalada Kismaayo
bishii September ee lasoo
dhaafay.
Xiriirka ka dhaxeeya dowlada
Soomaaliya iyo Kenya ayaa
sii xumaanayay waxii
kadambeeyay markii Kenya
lagu eedeeyay inay
taageerayso Maamulka
Axmed Madoobe.taaas oo ah
arin aan daah cid ka
saarneyn.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s