Uncategorized

(maleshiyada jubbaland oobilaabey xasuuq) deegaankaBuula Guduud eeduleedka magaaladakismaayo ayaa waxadagaalamayaasha maamulkaJubaland ay ka fuliyeen howlgal baaxad weyn iyaga ookadibna dilay dad shacab ahoo waliba si arxan darro aynafta u dhaafiyeen.Ciidanku waxa ay dileen labadhalinyaro ah oo ayxaafadahooda ka qabteenkadib howl-galka iyaga oo kueedeeyay in ay Shabaabahaayeen, sida laga sooxigtay dadka deegaanka ooaad uga carooday falkaan ooay ku sheegeen midwaxashnima ah oo aan loodul qaada karin.In indhaha laga xiray labadawiil oo xafado kala duwanlaga soo qabtay kadibnasu’aalo la weydiiyay sibareer ahna xabada loogudhuftay ayaa waxaa sheegaydad ehel la ah wiilashaShabaabnimada lagueedeeyay ee la khaarijiyay.Horay ayaa sidaan oo kaledagaalamayaasha AxmedMadoobe waxa ay u dileenrag lagu eedeeyayShabaabnimo inkasta ooaysan jrin cid ka madaxbanaan raga eedeynaya oocadeyn kartayShabaabnimadooda.Si kastaba dilka maanta ayaawaxa uu imaanayaa iyada oodhawaan Buula Guduud ayisaga bexeen dagaalamayaalShabaab ahaa oo deegaankain badan heestay

(maleshiyada jubbaland oo
bilaabey xasuuq) deegaanka
Buula Guduud ee
duleedka magaalada
kismaayo ayaa waxa
dagaalamayaasha maamulka
Jubaland ay ka fuliyeen howl
gal baaxad weyn iyaga oo
kadibna dilay dad shacab ah
oo waliba si arxan darro ay
nafta u dhaafiyeen.
Ciidanku waxa ay dileen laba
dhalinyaro ah oo ay
xaafadahooda ka qabteen
kadib howl-galka iyaga oo ku
eedeeyay in ay Shabaab
ahaayeen, sida laga soo
xigtay dadka deegaanka oo
aad uga carooday falkaan oo
ay ku sheegeen mid
waxashnima ah oo aan loo
dul qaada karin.
In indhaha laga xiray labada
wiil oo xafado kala duwan
laga soo qabtay kadibna
su’aalo la weydiiyay si
bareer ahna xabada loogu
dhuftay ayaa waxaa sheegay
dad ehel la ah wiilasha
Shabaabnimada lagu
eedeeyay ee la khaarijiyay.
Horay ayaa sidaan oo kale
dagaalamayaasha Axmed
Madoobe waxa ay u dileen
rag lagu eedeeyay
Shabaabnimo inkasta oo
aysan jrin cid ka madax
banaan raga eedeynaya oo
cadeyn kartay
Shabaabnimadooda.
Si kastaba dilka maanta ayaa
waxa uu imaanayaa iyada oo
dhawaan Buula Guduud ay
isaga bexeen dagaalamayaal
Shabaab ahaa oo deegaanka
in badan heestay

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s