Uncategorized

Kulan Ay Yeehseen Golaha Fulinta Maamulka X&X oo Ay Uga Hadleen Xaalada Xeebaha X&X Oo Shir Gudoominayay Madaxweynha Maamulka X&X oo ka

Kulan Ay Yeehseen Golaha Fulinta Maamulka X&X oo Ay Uga Hadleen Xaalada Xeebaha X&X Oo Shir Gudoominayay Madaxweynha Maamulka X&X oo ka Dhacay Cadaado X&X

Published on August 17, 2013 by    ·   4 Comments

417-08-2013-Cadaado Ximan iyo Xeeb-Kulan Ay Yeehseen Goloha Fulinta Maamul Goboleedka Ximan iyo Xeeb oo Ay Uga Hadlayeen Xaladihii Kala Duwanaa Oo Ay Soo Mareen Xeebaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Ayaa Maanta Ka Dhacay Magaalada Cadaado Xarunta Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed Ee Ximan iyo Xeeb.

Kulanka Maanta Ayaa Waxaa Shir Gudoominayay Madaxweynaha Maamulka XIman iyo Xeeb Mudane C/laahi Cali maxamed Kadiye baarleex Iyadoona Kulanka Ay Saxaafadu Dibad joog Ka aheed Ayaa markii Uu Soo Dhamaaday Kulanka Wixii Ka Soo Baxay Waxaa Saxaafada U Aqriyay Wasiirka Arimaha Gudaha maamulka XIman iyo Xeeb Cumar Maxamed Diiriye Cumar Guureeye.

Wasiirka Ayaa Inta Uu San galin Aqriska Waxyaabihii Ka Soo baxay Shirka Waxa Uu Ka Soo Sheekeeyay Xaladihii Kala Duwanaa Oo Ay soo martay Xeebaha Soomaaliya Gaar Aahaana Kuma Iminka Maamulka Ximan iyo Xeeb Uu Ka Arimiyo.

RIIX HALKAAN OO DHAGEYSO QODOBADA KA SOO BAXAY KULANKA

Wasiirka Ayaa Tilmaamay in dowlada Dhexe Ee Soomaaliya Ay Qaabilsantahay Dahmaan Xeebaha Soomaaliya Iyo Xal U Helidooda Iasooga Sidoo Kale Sheegay In lagama Maarmaan Ay tahay In Dowlada Ay Maamulada Ka Soo Shaqeeyay Qaar klamiada Xeebaha Soomaaliya AMa Iminka Ka Shaqeynaya Ay Kala Tashato Xal U Helida Xeebahaasi.

Si Kastaba Shirka Oo Ay ka Soo Baxeen Qodobo Xasaasi ah isla Markaana Dhinacyo Badan Taabanayay Ayaa Ahaa Kii Ugu Horeeyay oo Caynkaani oo kala ah Oo Ay Yeehseen Gobolaha Fulinta maamulka Ximan iyo Xeeb Tan iyo Markii loo Caleema Saaray madaxweyanaha Cusub Ee Maamulkla XIman iyo Xeeb

Waxaa Qoray: C/Fitaax Shiino Axmed Cali

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s