Uncategorized

War Deg deg” Xasan Sheekh &Axmed Madoobe, oo UduulayDalka Ethopia Iyo Faah Faahin +Wax Ogow (DHEGAYSO)Aug19,2013 – jawaabWada hadalo ku saabsan arrimaha Jubooyinkaiyo Maamulka Kismaayo ayaa lagu wadaa inmaalinta berri uu ka furmo magaalada AddisAbaba ee dalka Itoobiya, iyadoo wada hadaladanay yihiin wajigii labaad wada hadalo u dhaxeeyadowladda Soomaaliya iyo Maamulka uuhogaamiyo Axmed Madoobe.Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru dowlahaMadaxtooyada Faarax Sheekh C/qaadir ooay ka mid ahaayeen Xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Jubooyinka ayaa maanta kaambabaxay magaalada Muqdisho, si ay uga qeybgalaan wada hadalada dowladda Itoobiyagarwadeenka ka tahay.Dhinaca Kale Madaxwayne Xasan SheekhAyaa Isaguna Goor dhowayd UduulayMagalaada Adis Ababa ee Xarunta DalkaEthopia.Faarax C/qaadir ayaa ahaa mas’uulka kaliya eewada hadalkii bishii June ku dhex maray AddisAbaba Axmed Madoobe, inkastoo wadahadaladas aanay wax war ah ka soo bixin,inkastoo hadal uu horay u sheegay AxmedMadoobe ku cadeeyay in wada hadalo meelwanaagsan maraya uu u socdo dowladda.Arrimaha ugu waa weyn ee laga hadlayo ayaawaxaa ka mid ah maamulka Jubaland oodowladda Soomaaliya horay uga soohorjeesatay, iyadoo wada hadalada berribilaabanaya la sheegay inay jiraan qodobolabada dhinac kala wataan.DEG DEG” HALKAN RIIX DHEGAYSOFAAH FAAHIN DHEERIYAWafdi uu hogaaminayo Axmed Madoobeoo maanta ka ambabaxay magaaladaKismaayo ayaa ku biiraya xubno ka tirsanmaamulkiisa oo horay ugu sugnaa AddisAbaba, sida C/llaahi Sheekh Ismaaciil(Fartaag) oo ah kuxigeenkiisa.Kulamada ka dhici doona Addis Ababa ayaa lafilayaa in laga soo saaro war murtiyeed, iyadoowada hadalada uu ka xoog badan yahay kiidhacay bishii June, maadaama si rasmi wafuudballaaran oo labada dhinac ka kala socda ay uambabaxeen Itoobiya.

War Deg deg” Xasan Sheekh &
Axmed Madoobe, oo Uduulay
Dalka Ethopia Iyo Faah Faahin +
Wax Ogow (DHEGAYSO)
Aug
19,
2013 – jawaab
Wada hadalo ku saabsan arrimaha Jubooyinka
iyo Maamulka Kismaayo ayaa lagu wadaa in
maalinta berri uu ka furmo magaalada Addis
Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo wada hadaladan
ay yihiin wajigii labaad wada hadalo u dhaxeeya
dowladda Soomaaliya iyo Maamulka uu
hogaamiyo Axmed Madoobe.
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha
Madaxtooyada Faarax Sheekh C/qaadir oo
ay ka mid ahaayeen Xildhibaano iyo siyaasiyiin ka
soo jeeda Jubooyinka ayaa maanta ka
ambabaxay magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb
galaan wada hadalada dowladda Itoobiya
garwadeenka ka tahay.
Dhinaca Kale Madaxwayne Xasan Sheekh
Ayaa Isaguna Goor dhowayd Uduulay
Magalaada Adis Ababa ee Xarunta Dalka
Ethopia.
Faarax C/qaadir ayaa ahaa mas’uulka kaliya ee
wada hadalkii bishii June ku dhex maray Addis
Ababa Axmed Madoobe, inkastoo wada
hadaladas aanay wax war ah ka soo bixin,
inkastoo hadal uu horay u sheegay Axmed
Madoobe ku cadeeyay in wada hadalo meel
wanaagsan maraya uu u socdo dowladda.
Arrimaha ugu waa weyn ee laga hadlayo ayaa
waxaa ka mid ah maamulka Jubaland oo
dowladda Soomaaliya horay uga soo
horjeesatay, iyadoo wada hadalada berri
bilaabanaya la sheegay inay jiraan qodobo
labada dhinac kala wataan.
DEG DEG” HALKAN RIIX DHEGAYSO
FAAH FAAHIN DHEERIYA
Wafdi uu hogaaminayo Axmed Madoobe
oo maanta ka ambabaxay magaalada
Kismaayo ayaa ku biiraya xubno ka tirsan
maamulkiisa oo horay ugu sugnaa Addis
Ababa, sida C/llaahi Sheekh Ismaaciil
(Fartaag) oo ah kuxigeenkiisa.
Kulamada ka dhici doona Addis Ababa ayaa la
filayaa in laga soo saaro war murtiyeed, iyadoo
wada hadalada uu ka xoog badan yahay kii
dhacay bishii June, maadaama si rasmi wafuud
ballaaran oo labada dhinac ka kala socda ay u
ambabaxeen Itoobiya.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s