Uncategorized

Beelaha Muqdisho oosaadaal ka bixiyay waxa kadhalan kara heshiiskadowladu ay la geleysomaamulka AxmedMadoobeNabadoon Maxamed XassanXaad, gudoomiyahaodayaasha dhaqankaSoomaaliyeed oo maantasaxaafada kula hadlaymagaalada Muqdisho ayaawaxa uu sheegay inheshiiska Addis Ababa uuyahay mid aan xalaal aheynoo wada qaldan loo maraydhibaata hor lehna halkaasilaga macaasho.Maxamed Xassan Xaad ayaawaxa uu yiri, “Keyna iyoEthiopia midna Soomaaliyaxal uma hayo. Waxa kasocda Addis Ababa waxa aanu aragnaa waxa aan xalaalaheyn xalka Soomaaliyanasii fogeynaya. Hadii lalaheshiiyo Axmed Madoobegobal waliba waxa uu isna lailaan doonaa caqabadxooggan oo ah in gogol lalafariisto oo dowladu lashirto”.Gudoomiyaha odayaashadhaqanka Soomaaliyeedayaa waxa uu sheegay indowlada Soomaaliya ay iskufureyso wado aanwanaagsaneyn oo dhibaatosanada badan qaadan kartaay ka imaan karto, isaga ooxal muhiim ah in ay tahayku sheegay ka tanaasuliddakulankaasi iyo heshiiskagacan ku rimiska uu kusheegay ee ay gadaal kataaganyihiin dowladahaKenya iyo Ehtiopia.Si kastaba, dhaliishaodayaasha dhaqankaSoomaaliyeed ayaa waxa uuimaanayaa iyada oo dowladaSoomaaliya ay waayihiidanbe xal u raadineysayarinta Jubooyinka iyo Gedooo waayihii danbe qeybweyn ka aheyd mushkiladadalka Soomaaliya

Beelaha Muqdisho oo
saadaal ka bixiyay waxa ka
dhalan kara heshiiska
dowladu ay la geleyso
maamulka Axmed
Madoobe
Nabadoon Maxamed Xassan
Xaad, gudoomiyaha
odayaasha dhaqanka
Soomaaliyeed oo maanta
saxaafada kula hadlay
magaalada Muqdisho ayaa
waxa uu sheegay in
heshiiska Addis Ababa uu
yahay mid aan xalaal aheyn
oo wada qaldan loo maray
dhibaata hor lehna halkaasi
laga macaasho.
Maxamed Xassan Xaad ayaa
waxa uu yiri, “Keyna iyo
Ethiopia midna Soomaaliya
xal uma hayo. Waxa ka
socda Addis Ababa waxa aan
u aragnaa waxa aan xalaal
aheyn xalka Soomaaliyana
sii fogeynaya. Hadii lala
heshiiyo Axmed Madoobe
gobal waliba waxa uu isna la
ilaan doonaa caqabad
xooggan oo ah in gogol lala
fariisto oo dowladu la
shirto”.
Gudoomiyaha odayaasha
dhaqanka Soomaaliyeed
ayaa waxa uu sheegay in
dowlada Soomaaliya ay isku
fureyso wado aan
wanaagsaneyn oo dhibaato
sanada badan qaadan karta
ay ka imaan karto, isaga oo
xal muhiim ah in ay tahay
ku sheegay ka tanaasulidda
kulankaasi iyo heshiiska
gacan ku rimiska uu ku
sheegay ee ay gadaal ka
taaganyihiin dowladaha
Kenya iyo Ehtiopia.
Si kastaba, dhaliisha
odayaasha dhaqanka
Soomaaliyeed ayaa waxa uu
imaanayaa iyada oo dowlada
Soomaaliya ay waayihii
danbe xal u raadineysay
arinta Jubooyinka iyo Gedo
oo waayihii danbe qeyb
weyn ka aheyd mushkilada
dalka Soomaaliya

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s