Uncategorized

BanaambaxLooga SooHorjeedo KhillfyoSookalaDhexgalayMaamulka Ximaniyo Xeb iyoDowladaSoomaaliya OoKa DahcayCadaado Ximaniyo XeebPublished on August 26,2013 by Cabdi Fitaax ShiinoAxmed Cali · NoComments26-08-2013-Cadaado Ximaniyo Xeeb-Dibadbax loogaSoo Horjeedo KhilaafyoDhawaan Taan Soo KalaDhexgalay DowladaFedraalka Soomaaliya iyoMaamulka Ximan iyo Xeeboo Ay Soo AgaasimeenUrurada Bulshada Rayidkaah Ayaa Maanta Ka dhacayMagaalada Cadaado EeXarunta Maamulka Ximan iyoXeeb.Banaambaxayaasha Oo UBadnaa Ardayada WaxaKabarata DugsiyadaMagaalada Cadaado EeCaasmimada MaamulkaXiman iyo Xeeb Ayaa Socoddheer Ku Soo MarayWadooyinka Waa Weyne EeMagaalada Iyagoona UguDambeyntii Isugu SooAruuray Afaafka Hore EeXarunta MadaxtooyadaMaamulka Ximan iyo Xeeb EeMagaalada Cadaado EeXarunta Maamulka Ximan iyoXeeb.Banaabaxa Ayaa Sidoo KaleWaxa bulshada Rayidka ahKala Qeybgalay MasuuliyiintaSarsare Ee Maamulka Ximaniyo Xeeb iyo DhamaanQeybaha Kala Duwan EeBulsahda Reer Ximan iyoXeeb.Kadib Markii AyBanaanbaxayaasha IsuguYimaadeen afaafka Hore EeMadaxtooyada maamulkaXiman iyo Xeeb Ayaa WaxaaHalkaasi Kula Hadlaymasuliyiinta KalaQeybgashay DibadbaxaIyagoona Halkaasi uu UguHorey Ka HadlayAgaasimaha Mu’asasadaWaxbarashada Ee IftiinMaxamed C/laahi Maxamed(Dhagacade) IasagoonaAgaasiamaha Mu’asasadaWaxabarashada HadlkiisaLaga Dheehan KarayCabasho Ku aadan DhinacaWaxabarashada Kaasi oo ayUga Cabanayeen DowladaDhexe Ee Soomaaliya.Sidoo Kale Inta UuBanaabaxa Socday AyaaWaxaa Dadweynaha laHadlay madaxweynaKuxigeenka Maamulka Ximaniyo Xeeb Mudane Cabdimaxamed Axmed NuurIsagona Madaxweyna kuXigeenku Uu Coddheer KuSalamaya DhamaanDibadbaxayaasha Oo UBadnaa Ardayda Waxa kabarata Magaalada Cadaadoee Xarunta maamulka Ximaniyo Xeeb.Salaan Kadiba MadaxweynaKu Xigeenka Ayaa ka hadlayArimaha LaxiriiraKhilaafyada Soo Kaladhexgalay DowladaFedelaarka Soomaaliya IyoMaamul GoboleedkaSoomaaliyeed Ee Ximan iyoXeeb Iasagoona MadaxweyneKu Xigeenku Sheegay InDowlada Federaalka Ay Uladahqantay Si Aysana kaFilaneyn Taaeina Ay aad iyoaad Uga Xuntahay Ximan iyoXeeb,Mudane Suladaan AxmedNuur Ayaa Sidoo kaleCoddheer Ku Sheegayn InDowlada Ay ka LaabatoArimahaasi Isagoona UguDambeyntii Sheegay inFadhiya Hada Socda AyGo.aano Cada Ku GaariDoonaan kaasi Oo Ku aadanDowalda Federaalka EeSoomaaliya Hadii aysan kalaaban Waxyaabaha Ay HadaKu Dhqantay Dowladu.RIIX HALKAAN SI,AAD UDHAGEYSATO QUDBADAHAMASUULIYIINTUgu Dambeyntii Ayaa Waxaahalkaasi Qudbad Dheer Oodhinacyo badan tabaneysayuga JeediyayDibadbaxayaashamadaxweynaha MaamulkaXiman iyo Xeeb Mudane C/laahi Cali Maxamed Kadiye(Baarleex) Isagoona SheegayAy Maanta Farxad U tahay InUu arko Bulsahda ReerXiman iyo Xeeb MeelwalbaOo Ay Jogaan Inay uIstaageen Inay Qataan WaxaAy xaq U Leeyihiin Wixii KalaIska ReebaanMudane Baarleex ayaa WaxaUu Sidoo kale ka HadlayArima badan Oo La XiriiraDhinacyo oo ay ka MidyihiinXeebaha Soomaaliya EeDhaca Ee Deegaamada UuGacanta Kuhayo maamulkaXiman iyo Xeeb iyo ArimhaNabadeynta Gobolada dhexeee Bartamaha SoomaaliyaKaasi Oo Ay gacanweynGeysanyaan Masuuliyiintamaamulka Ximan iyo Xeeb.Si kastaba DibadbaxaaniMaanta Ka DahcayMagaalada Cadaado eeXarunta Maamulka Ximan iyoXeeb Ayaa Waxa UuImaanyaa Xili Uu Soo BaxayoKhilaafyo U DhexeeyaDowlada Soomaaliya IyoMaaulka XIman iyo XeebIyadoona DabayaqaadiiIsbuucii Hore Ay QaarKamida Golaha FulintaMaamulka XIman iyo XeebAy U Ambabaxeen MagaladaMuqdisho ee CaasiamddaSoomalaiya Si Halkaasi ayKulamo Ula QataanMasuliyiin Mataleysadowlada Dhexe eeSoomaaliya Kaasi Oo Sida Lasheegay La IskuFahmiwaayay.

Banaambax
Looga Soo
Horjeedo Khillfyo
Sookala
Dhexgalay
Maamulka Ximan
iyo Xeb iyo
Dowlada
Soomaaliya Oo
Ka Dahcay
Cadaado Ximan
iyo Xeeb
Published on August 26,
2013 by Cabdi Fitaax Shiino
Axmed Cali · No
Comments
26-08-2013-Cadaado Ximan
iyo Xeeb-Dibadbax looga
Soo Horjeedo Khilaafyo
Dhawaan Taan Soo Kala
Dhexgalay Dowlada
Fedraalka Soomaaliya iyo
Maamulka Ximan iyo Xeeb
oo Ay Soo Agaasimeen
Ururada Bulshada Rayidka
ah Ayaa Maanta Ka dhacay
Magaalada Cadaado Ee
Xarunta Maamulka Ximan iyo
Xeeb.
Banaambaxayaasha Oo U
Badnaa Ardayada Waxa
Kabarata Dugsiyada
Magaalada Cadaado Ee
Caasmimada Maamulka
Ximan iyo Xeeb Ayaa Socod
dheer Ku Soo Maray
Wadooyinka Waa Weyne Ee
Magaalada Iyagoona Ugu
Dambeyntii Isugu Soo
Aruuray Afaafka Hore Ee
Xarunta Madaxtooyada
Maamulka Ximan iyo Xeeb Ee
Magaalada Cadaado Ee
Xarunta Maamulka Ximan iyo
Xeeb.
Banaabaxa Ayaa Sidoo Kale
Waxa bulshada Rayidka ah
Kala Qeybgalay Masuuliyiinta
Sarsare Ee Maamulka Ximan
iyo Xeeb iyo Dhamaan
Qeybaha Kala Duwan Ee
Bulsahda Reer Ximan iyo
Xeeb.
Kadib Markii Ay
Banaanbaxayaasha Isugu
Yimaadeen afaafka Hore Ee
Madaxtooyada maamulka
Ximan iyo Xeeb Ayaa Waxaa
Halkaasi Kula Hadlay
masuliyiinta Kala
Qeybgashay Dibadbaxa
Iyagoona Halkaasi uu Ugu
Horey Ka Hadlay
Agaasimaha Mu’asasada
Waxbarashada Ee Iftiin
Maxamed C/laahi Maxamed
(Dhagacade) Iasagoona
Agaasiamaha Mu’asasada
Waxabarashada Hadlkiisa
Laga Dheehan Karay
Cabasho Ku aadan Dhinaca
Waxabarashada Kaasi oo ay
Uga Cabanayeen Dowlada
Dhexe Ee Soomaaliya.
Sidoo Kale Inta Uu
Banaabaxa Socday Ayaa
Waxaa Dadweynaha la
Hadlay madaxweyna
Kuxigeenka Maamulka Ximan
iyo Xeeb Mudane Cabdi
maxamed Axmed Nuur
Isagona Madaxweyna ku
Xigeenku Uu Coddheer Ku
Salamaya Dhamaan
Dibadbaxayaasha Oo U
Badnaa Ardayda Waxa ka
barata Magaalada Cadaado
ee Xarunta maamulka Ximan
iyo Xeeb.
Salaan Kadiba Madaxweyna
Ku Xigeenka Ayaa ka hadlay
Arimaha Laxiriira
Khilaafyada Soo Kala
dhexgalay Dowlada
Fedelaarka Soomaaliya Iyo
Maamul Goboleedka
Soomaaliyeed Ee Ximan iyo
Xeeb Iasagoona Madaxweyne
Ku Xigeenku Sheegay In
Dowlada Federaalka Ay Ula
dahqantay Si Aysana ka
Filaneyn Taaeina Ay aad iyo
aad Uga Xuntahay Ximan iyo
Xeeb,
Mudane Suladaan Axmed
Nuur Ayaa Sidoo kale
Coddheer Ku Sheegayn In
Dowlada Ay ka Laabato
Arimahaasi Isagoona Ugu
Dambeyntii Sheegay in
Fadhiya Hada Socda Ay
Go.aano Cada Ku Gaari
Doonaan kaasi Oo Ku aadan
Dowalda Federaalka Ee
Soomaaliya Hadii aysan ka
laaban Waxyaabaha Ay Hada
Ku Dhqantay Dowladu.
RIIX HALKAAN SI,AAD U
DHAGEYSATO QUDBADAHA
MASUULIYIINT
Ugu Dambeyntii Ayaa Waxaa
halkaasi Qudbad Dheer Oo
dhinacyo badan tabaneysay
uga Jeediyay
Dibadbaxayaasha
madaxweynaha Maamulka
Ximan iyo Xeeb Mudane C/
laahi Cali Maxamed Kadiye
(Baarleex) Isagoona Sheegay
Ay Maanta Farxad U tahay In
Uu arko Bulsahda Reer
Ximan iyo Xeeb Meelwalba
Oo Ay Jogaan Inay u
Istaageen Inay Qataan Waxa
Ay xaq U Leeyihiin Wixii Kala
Iska Reebaan
Mudane Baarleex ayaa Waxa
Uu Sidoo kale ka Hadlay
Arima badan Oo La Xiriira
Dhinacyo oo ay ka Midyihiin
Xeebaha Soomaaliya Ee
Dhaca Ee Deegaamada Uu
Gacanta Kuhayo maamulka
Ximan iyo Xeeb iyo Arimha
Nabadeynta Gobolada dhexe
ee Bartamaha Soomaaliya
Kaasi Oo Ay gacanweyn
Geysanyaan Masuuliyiinta
maamulka Ximan iyo Xeeb.
Si kastaba Dibadbaxaani
Maanta Ka Dahcay
Magaalada Cadaado ee
Xarunta Maamulka Ximan iyo
Xeeb Ayaa Waxa Uu
Imaanyaa Xili Uu Soo Baxayo
Khilaafyo U Dhexeeya
Dowlada Soomaaliya Iyo
Maaulka XIman iyo Xeeb
Iyadoona Dabayaqaadii
Isbuucii Hore Ay Qaar
Kamida Golaha Fulinta
Maamulka XIman iyo Xeeb
Ay U Ambabaxeen Magalada
Muqdisho ee Caasiamdda
Soomalaiya Si Halkaasi ay
Kulamo Ula Qataan
Masuliyiin Mataleysa
dowlada Dhexe ee
Soomaaliya Kaasi Oo Sida La
sheegay La Isku
Fahmiwaayay.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s