Uncategorized

Ururka Raaskambooni ooka hadlay dadka guryahalaga saaraayo eeMagaalada KismaayoUrurka Raaskambooni ayaawuxuu ka hadlay guryoburburinta iyo dhismooyinkaka soconaaya MagaaladaKismaayo ee XaruntaGobolka Jubbada Hoose,xilli ay dadku ku cabanayaanin guryahooda xoog loogasaaraayo.Ku Simaha MaamulkaMagaalada KisamayoMacalin Maxamed IbraahimMaxamuud, ayaa wuxuusheegay in dadka lagasaaraayo guryaha, ay horeysi Sharci daro ah, ugudegganaayeen, sida uu yiri.Ku Simaha ayaa wuxuusheegay in Maxkamad aykala saareyso, dadkaguryaha iska leh iyo dadkaaan guryaha laheynba,isagoo intaa ku daray cidiiguri Sharci daro ah deggan,in laga saaraayo.Sidoo kale wuxuu sheegayinaan si gaar ah loobeegsaneyn beel gaar ah,laakiin ay jiraan beelobadan oo guryo si Sharcidaro ah, ku heystay, isla-markaana ay Maxkamadigo’aamisay in dib loogasaaro, haddii aysan iyagulaheyn.

Ururka Raaskambooni oo
ka hadlay dadka guryaha
laga saaraayo ee
Magaalada Kismaayo
Ururka Raaskambooni ayaa
wuxuu ka hadlay guryo
burburinta iyo dhismooyinka
ka soconaaya Magaalada
Kismaayo ee Xarunta
Gobolka Jubbada Hoose,
xilli ay dadku ku cabanayaan
in guryahooda xoog looga
saaraayo.
Ku Simaha Maamulka
Magaalada Kisamayo
Macalin Maxamed Ibraahim
Maxamuud, ayaa wuxuu
sheegay in dadka laga
saaraayo guryaha, ay horey
si Sharci daro ah, ugu
degganaayeen, sida uu yiri.
Ku Simaha ayaa wuxuu
sheegay in Maxkamad ay
kala saareyso, dadka
guryaha iska leh iyo dadka
aan guryaha laheynba,
isagoo intaa ku daray cidii
guri Sharci daro ah deggan,
in laga saaraayo.
Sidoo kale wuxuu sheegay
inaan si gaar ah loo
beegsaneyn beel gaar ah,
laakiin ay jiraan beelo
badan oo guryo si Sharci
daro ah, ku heystay, isla-
markaana ay Maxkamadi
go’aamisay in dib looga
saaro, haddii aysan iyagu
laheyn.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s