Uncategorized

Ciidamada Nato oo caawala wareegay DegmadaHobyo iyo Isgaarsiinta oohawada laga saaray (sourcedhacdo.com)Wararka inaga soo gaaraayaGobolka Mudug, ayaa waxaysheegayaan in CiidamadaUrurka Gaashaan BuurtoNato, ay la wareegeenMaamulka Degmada Hobyoee Gobolka Mudug.Ciidamadaan oo wataymarkab nooca dagaalka ah,ayaa waxaa ka soo duulaydhowr xabo oo diyaaradahanooca qumaatiga u kaca ah,oo ay gudaha ugu soogaleen Degmadaasi Hobyo.Qorshaha Nato ay uweerartay Degmada Hobyo,ayaa wuxuu salka ku hayaamarkab la sheegay, inayafduub ahaan ugu heystaankooxaha burcad badeeda eeSoomaalida.Wararka ku dhow dhowDegmada Hobyo, ee lagahelaayo Deegaanada kuxeeran, ayaawaxay sheegayaan inCiidamada Nato, aysan welika bixin Degmadaasi.Wariye Jabriil Cismaan Cilmioo ka hawlgala Radio CodkaMudug, ayaa wuxuu ku soowaramayaa in CiidamadaNato, ay weli gudaha ugujiraan Degmada Hobyo.Bayaan dhowaan ka soobaxay Taliska CiidamadaNato ee ku sugan XeebahaSoomaaliya, ayaa waxay kusheegeen inay xoog ku soofuran doonaan markabka, ugacan galay kooxaha burcadbadeeda.Ma cadda in uu iskahorimaad ka dhacayDegmadaasi, sidoo kalanalama garanaayo inayCiidanka Nato dib u soofurteen markabka, ayshegeeen in qafaal ahaantaloogu heysto Hobyo.Dadka ku dhaqan MagaaladaGalkacyo, oo si dhow ulasocda weerarka lagu qaadayDegmada Hobyo, ayaa waxaywalaac ka muujinayaan inweerarkaasi, uu wax yeeloka soo gaaro dadka —

Ciidamada Nato oo caawa
la wareegay Degmada
Hobyo iyo Isgaarsiinta oo
hawada laga saaray (source
dhacdo.com)
Wararka inaga soo gaaraaya
Gobolka Mudug, ayaa waxay
sheegayaan in Ciidamada
Ururka Gaashaan Buurto
Nato, ay la wareegeen
Maamulka Degmada Hobyo
ee Gobolka Mudug.
Ciidamadaan oo watay
markab nooca dagaalka ah,
ayaa waxaa ka soo duulay
dhowr xabo oo diyaaradaha
nooca qumaatiga u kaca ah,
oo ay gudaha ugu soo
galeen Degmadaasi Hobyo.
Qorshaha Nato ay u
weerartay Degmada Hobyo,
ayaa wuxuu salka ku hayaa
markab la sheegay, inay
afduub ahaan ugu heystaan
kooxaha burcad badeeda ee
Soomaalida.
Wararka ku dhow dhow
Degmada Hobyo, ee laga
helaayo Deegaanada ku
xeeran, ayaa
waxay sheegayaan in
Ciidamada Nato, aysan weli
ka bixin Degmadaasi.
Wariye Jabriil Cismaan Cilmi
oo ka hawlgala Radio Codka
Mudug, ayaa wuxuu ku soo
waramayaa in Ciidamada
Nato, ay weli gudaha ugu
jiraan Degmada Hobyo.
Bayaan dhowaan ka soo
baxay Taliska Ciidamada
Nato ee ku sugan Xeebaha
Soomaaliya, ayaa waxay ku
sheegeen inay xoog ku soo
furan doonaan markabka, u
gacan galay kooxaha burcad
badeeda.
Ma cadda in uu iska
horimaad ka dhacay
Degmadaasi, sidoo kalana
lama garanaayo inay
Ciidanka Nato dib u soo
furteen markabka, ay
shegeeen in qafaal ahaanta
loogu heysto Hobyo.
Dadka ku dhaqan Magaalada
Galkacyo, oo si dhow ula
socda weerarka lagu qaaday
Degmada Hobyo, ayaa waxay
walaac ka muujinayaan in
weerarkaasi, uu wax yeelo
ka soo gaaro dadka —

Standard

One thought on “Ciidamada Nato oo caawala wareegay DegmadaHobyo iyo Isgaarsiinta oohawada laga saaray (sourcedhacdo.com)Wararka inaga soo gaaraayaGobolka Mudug, ayaa waxaysheegayaan in CiidamadaUrurka Gaashaan BuurtoNato, ay la wareegeenMaamulka Degmada Hobyoee Gobolka Mudug.Ciidamadaan oo wataymarkab nooca dagaalka ah,ayaa waxaa ka soo duulaydhowr xabo oo diyaaradahanooca qumaatiga u kaca ah,oo ay gudaha ugu soogaleen Degmadaasi Hobyo.Qorshaha Nato ay uweerartay Degmada Hobyo,ayaa wuxuu salka ku hayaamarkab la sheegay, inayafduub ahaan ugu heystaankooxaha burcad badeeda eeSoomaalida.Wararka ku dhow dhowDegmada Hobyo, ee lagahelaayo Deegaanada kuxeeran, ayaawaxay sheegayaan inCiidamada Nato, aysan welika bixin Degmadaasi.Wariye Jabriil Cismaan Cilmioo ka hawlgala Radio CodkaMudug, ayaa wuxuu ku soowaramayaa in CiidamadaNato, ay weli gudaha ugujiraan Degmada Hobyo.Bayaan dhowaan ka soobaxay Taliska CiidamadaNato ee ku sugan XeebahaSoomaaliya, ayaa waxay kusheegeen inay xoog ku soofuran doonaan markabka, ugacan galay kooxaha burcadbadeeda.Ma cadda in uu iskahorimaad ka dhacayDegmadaasi, sidoo kalanalama garanaayo inayCiidanka Nato dib u soofurteen markabka, ayshegeeen in qafaal ahaantaloogu heysto Hobyo.Dadka ku dhaqan MagaaladaGalkacyo, oo si dhow ulasocda weerarka lagu qaadayDegmada Hobyo, ayaa waxaywalaac ka muujinayaan inweerarkaasi, uu wax yeeloka soo gaaro dadka —

  1. Reblogged this on http://farayarenews somafarayarenews somalia @xjournalist i teach and speak english arabic ahmaric kiswahili somali and italiano i am a proff. Af languages journalist peace maker chairman of somali youth @xjournalist i teach and speak english arabic ahmaric kiswahili somali and italiano i am a proff. Af languages journalist peace maker chairman of somali youth path finders.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s