Uncategorized

Lacago Faalso Doolar ah Oo soogalay Suuqyada Magaalada Cadaado Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb

Lacago Faalso Doolar ah Oo soogalay Suuqyada Magaalada Cadaado Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb

Published on August 31, 2013 by    ·   No Comments

Doolar Faalso Ah31-08-2013-Cadaado Ximan iyo Xeeb-Xili Dhawanahaan Laga Soogudbay Cabadihii Lagacagaha Faalsada Ah Ee Jahwreerka Ku hayay Dhaamaan Suuqyada Maalooyinka Gobolada Dhexe ee Bartamaha Soomaaliya Kuwaasi Oo Lugu Farsameyn Jiray Qeyba Kamida Gobolada DHexe ee bartamaha Soomaaliya Ayaa Waaa Soo Baxayay Lacago Faalso Doolar ah Kuwaasi Oo Lugu Arkay Suuqyada Magaalada Cadaado ee Caasimada Mamaulka XIman iyo Xeeb Iyo Guud Ahaan Suuqyada Deegaanada Maamullka Ximan iyo Xeeb.

 
Cabdi Xusein Sheikh Maxmed Oo Kamdia Ganacsarada Magaalada Cadaado ee xarunta Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Ximan iyo Xeeb Ayaa Soo Booqday Warbaahinta Codka Gobolada Dhexe ee Magaalada Cadaado Isagoona Ka Warbixiyay Lacagaha Faalso Doolarka Ah ee Ku Soo Badanaya Suuqyada Magaalada Cadaado Isagoona Sheegay InLacagaahi Ay jahwareer Ku hayaan Ganacsatada Iyo Bulsdhada Degaanada Maamulka Ximan iyo Xeeb Sigaar ahna Ay Sameyn Ugu Yeesheen dadka reer Miyiga ah ee Xoola Dhqatada ah Kuwaasi Oo Uu Sheegay In Ay Yihiin Kuwa Ugu Sahlan Oo ay lacagaasi Sameyn karaan Balse Waxgaradka Iyo Ganacsatada Ximan iyo Xeeb Ay Ka Fikiraan Dadkaasi lacagaanina Ay Ka feejignaadaan Oo Ay San Ku Degdegin.

RIIX HALKAAN OO DHAGEYSO CODKA GANACSTADAHA

Cabdi Xusein Sheikh Maxmed Ayaa Sidoo Kale Sheegay In lacagahaani Sacadihii Ugu Dambeeyay Ay Si Isdaba Joog ah U Soo Galayeen Deegaanada maamulka XIman iyo Xeeb Balse Loo Baahanayahay In Ay Ganacastada Waxgaradka iyo Bulsddha reer Ximan iyo Xeeb Oo iskaashadnaya Ay Ka Feejignaadaan Lacagahaani.

 
Ugu Dambeyntii Cabdi Xusein Sheikh Maxmed Ayaa Sheegay In Lacagahaani Been Abuuradka ah Ay deegaanada maamulka Ximan iyo Xeeb ka Soo Galeen Deegaanada Maamulka Putland Halkaasi Oo Ay Yaalaan Warshadaha Lagu farsammeeyo Lacagahaani Been Abuuradkaa Sidoo Kalana Hogaanka Ugu Sareeyay Maamulka Ximan iyo Xeeb Ka Codsaday In lacagahaani Sida Ugu Dhaqsiayaha Badan tilaabo Si Aysan Sameyn Xoogleh Ugu Yeelan Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada reer Ximan iyo Xeeb.

 
Si Kastaba Lacagahaani Been Abuuradka ah Oo Sacadiii Dambe Soo galayay Suuqyada Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb Ayaa Imaanaya Xili Uu maamulka Ximan iyo Xeeb Ku Guleystay In Uu Xaliyo Caqabadihii Dhinaca Lagcaha Faalsada ah ee sameeyay Guud Ahaan Suuqyada Magaalooyinka Gobolad DHexe Ee bartamha Soomaaliya.

Waxaa Qoray: C/Fitaax Shiino Axmed Cali

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s