Uncategorized

IMakareeshinka GagigadaDiyaaradaha MagaaladaCadaado Oo Xariga Lagajaray0309-2013-Cadaado Ximaniyo Xeeb-Xili MudooyinkiiDambe Deegaanada IyoDegmooyinka MaamulkaXIman iyo Xeeb LagaDareemayay Hormaro KalaDuwan Ayaa Maanta WaxaaXariga Laga JarayayMakareeshinka GaroonkaDiyaaradaha MagaaladaCadaado Ee CaasiamdaMaamulka XIman iyo Xeeb.Xaflada Xariga Looga JarayayMakareeshinka GaroonkaDiyaaradaha MagaaladaCadaado Ee XaruntaMaamulka Ximan iyo XeebAyaa Waxaa Ka SooQeybgalayOdaayasha,WaxgaradkaDhalinyarada,UruradaHaweenka MasuuliyiintaHay;adaha Ka HowlgaladaDeegaanada MaamulkaXiman iyo Xeeb Iyo QaarKamiada Masuuliyiinta UguSareysa Maamuulka Ximaniyo Xeeb.Inta aysan Dhicin XafladaXariga Lagaga JarayayXarunta MagareeshinkaGaroonka Diyaarada eeMagaalada Cadaado eeXarunta maamulkka Ximaniyo Xeeb Ayaa HalkaasiWaxaa Qada Sharay LooguSameeyay Ku CunayDhamaan kasooqeybgalayaasha XafladaXariga Looga jarayayMareeshinka.Qadada Kadib Ayaa Waxaamareeshinka Xariga Ka JarayMadaxweyne Ku Xigeenkamaamulka Ximan iyo XeebMudane Cabdi MaxamedAxmed Nuur IyadoonaXarigjarida Kadib IslaBartmaha Mareeshinka AyDhex Bilaabatay XafladaHalkaasi Oo MasuuliyiinBadan Ay Qudbado Ka SooJeediyeen.Munaasabada Ayaa WaxaaKa hadalay MasuuliyiinBadan Oo Matalaysayqeybaha Kalada Duwan EeBulshada Iyo UruradaMaamulka Ximan iyo XeebIyadoona Ugu Horey AyHalkaasi ka HadleenMasuuliyiin Iyo XubnaKamida CampanigaWalaalaha Oo Isagu DhisayMareeshinka Maanta XarigaLaga Jaray ee Uu yeelanayoGaroonka DiyaaradahaMagaalada Cadaado eeCaasiamda DowladGoboleedka Soomaaliyeedee Ximan iyo Xeeb WaxaanaHadlka Ku HormarayayCaruuse Nuurlugey Oo IsaguXubin Ka ah CampanigaWalaalaha Iyadoona AySidoo Kale Ka Hadleenaxmed warsame Qeyliye OoXubin Ka Ah Kambaniga iyoGudoomiyaha KambanigaWalaalaha ee Yuusuf XaajiMaxamed Dhoore iyoMasuuliyiin Kale.Intaasi ka Dib Ayaaa WaxaaKa Hadlaya XafladaGudoomiyaha BaarlamaankaMaamulka Ximan iyo Xeeb C/laahi faaraxa SandheereIsagoona GudoomiyuhuDhamaan Bulshaweynta reerXiman iyo Xeeb Ku BooriyaayIn Ay Ka QeybqaataanDadargalinta HormarkaDeegaanadooda AynaIlaaliyaan Nabada iyoXasiloonida DeegaanadaMaamulka Ximan iyo Xeeboo Aysan ka Qeybqaadan Inay Burbur U HorseedaanHormarka Balaaran ee UuKu tilaabsaday MaamulkaXiman iyo Xeeb.Iyadoo Xaflada MasuuliyiinFara Badan Iyo Qaar Kamiadah Qurba Jooga Reer Ximaniyo Xeeb Oo Uu Ka MidyahaySiyaasiga Cali Amiin SayidAxmed Ay ka Hadleen AyaaWaxaa Soo GabangabeeyayMadaxweyne Ku XigeenkaMaamulka XIman iyo XeebMudane Cabdi MaxamedAxmed Nuur IsagoonaHalkaasi Ka Soo JeediayayQudbad Dhinacyo BadanTaabaneysay Ayaa Waxa UuKu Nuuxnuuxsaday XaaladaIminka Uu Maryo MaamulkaXIman iyo Xeeb.Siihaya Xilka Madaxweyne Eemaamulka Ximan iyo XeebAhana MadaxweneKuxigeenka Maamulka AyaaDhamaan ShacabkaMaamulka Ximan iyo XeebKu eedeeyay In Aysan UlaShaqeyn Sidii Ay Ula ShqeynJireen Maamulkii Hore EeXiman iyo Xeeb Isagoona KaCodsaday Dhamaan QeybahaKala Duwan Ee Bulshadareer Ximan iyo Xeeb InGarab Istaagaan MaamulkaCusub ee Ximan iyo xeebMadaxwene Kuxigeenka AyaaSidoo Kale Sheegay SheegayIn Maamulka Ximan iyo XeebIminka Marayo MarxaladaWanaagsan Hadii DhamaanShacabka Reer Ximan iyo AyGarab Istaagaana Uu KuTilaabsanayo Meel kawanaagsan Meesha Uu hadamaryo Mar uu Ka HadlayayGudoomiayah DowladaSoomaaliya Ay U SooMagacawday GobolkaGalguduud Ayaa Waxa Uuyiri Gudoomiayaha Anigaayaa madaxwenihiisii ahHadii Dowlada Soomaaliyaay u Soo magacawdayGobolka Galguduud MaahanInay U Soo mahcawdaygobolada Xeeb iyo Ximan eeUu ka Arimiyo Ee Ka ArimiyoMaamulka Ximan iyo Xeeb.Si Kastaba GagadaDiyaaradaha MagaaladaCadaado Ayaa maalinbaMaalinta Ka dambeysaWaxaa Ku Soo BadanayaDuulimaadyada DiyaaradahaIyadoona garoonku UuNoqonayo Kii Ugu HoreyayEe Calimi Ah Ee Ka ShqeeyayGobolada dhexe eeBartamaha Soomaaliya.Waxaa Qoray: C/FitaaxShiino Axmed Cali

IMakareeshinka Gagigada
Diyaaradaha Magaalada
Cadaado Oo Xariga Lagajaray
0309-2013-Cadaado Ximan
iyo Xeeb-Xili Mudooyinkii
Dambe Deegaanada Iyo
Degmooyinka Maamulka
XIman iyo Xeeb Laga
Dareemayay Hormaro Kala
Duwan Ayaa Maanta Waxaa
Xariga Laga Jarayay
Makareeshinka Garoonka
Diyaaradaha Magaalada
Cadaado Ee Caasiamda
Maamulka XIman iyo Xeeb.
Xaflada Xariga Looga Jarayay
Makareeshinka Garoonka
Diyaaradaha Magaalada
Cadaado Ee Xarunta
Maamulka Ximan iyo Xeeb
Ayaa Waxaa Ka Soo
Qeybgalay
Odaayasha,Waxgaradka
Dhalinyarada,Ururada
Haweenka Masuuliyiinta
Hay;adaha Ka Howlgalada
Deegaanada Maamulka
Ximan iyo Xeeb Iyo Qaar
Kamiada Masuuliyiinta Ugu
Sareysa Maamuulka Ximan
iyo Xeeb.
Inta aysan Dhicin Xaflada
Xariga Lagaga Jarayay
Xarunta Magareeshinka
Garoonka Diyaarada ee
Magaalada Cadaado ee
Xarunta maamulkka Ximan
iyo Xeeb Ayaa Halkaasi
Waxaa Qada Sharay Loogu
Sameeyay Ku Cunay
Dhamaan kasoo
qeybgalayaasha Xaflada
Xariga Looga jarayay
Mareeshinka.
Qadada Kadib Ayaa Waxaa
mareeshinka Xariga Ka Jaray
Madaxweyne Ku Xigeenka
maamulka Ximan iyo Xeeb
Mudane Cabdi Maxamed
Axmed Nuur Iyadoona
Xarigjarida Kadib Isla
Bartmaha Mareeshinka Ay
Dhex Bilaabatay Xaflada
Halkaasi Oo Masuuliyiin
Badan Ay Qudbado Ka Soo
Jeediyeen.
Munaasabada Ayaa Waxaa
Ka hadalay Masuuliyiin
Badan Oo Matalaysay
qeybaha Kalada Duwan Ee
Bulshada Iyo Ururada
Maamulka Ximan iyo Xeeb
Iyadoona Ugu Horey Ay
Halkaasi ka Hadleen
Masuuliyiin Iyo Xubna
Kamida Campaniga
Walaalaha Oo Isagu Dhisay
Mareeshinka Maanta Xariga
Laga Jaray ee Uu yeelanayo
Garoonka Diyaaradaha
Magaalada Cadaado ee
Caasiamda Dowlad
Goboleedka Soomaaliyeed
ee Ximan iyo Xeeb Waxaana
Hadlka Ku Hormarayay
Caruuse Nuurlugey Oo Isagu
Xubin Ka ah Campaniga
Walaalaha Iyadoona Ay
Sidoo Kale Ka Hadleen
axmed warsame Qeyliye Oo
Xubin Ka Ah Kambaniga iyo
Gudoomiyaha Kambaniga
Walaalaha ee Yuusuf Xaaji
Maxamed Dhoore iyo
Masuuliyiin Kale.
Intaasi ka Dib Ayaaa Waxaa
Ka Hadlaya Xaflada
Gudoomiyaha Baarlamaanka
Maamulka Ximan iyo Xeeb C/
laahi faaraxa Sandheere
Isagoona Gudoomiyuhu
Dhamaan Bulshaweynta reer
Ximan iyo Xeeb Ku Booriyaay
In Ay Ka Qeybqaataan
Dadargalinta Hormarka
Deegaanadooda Ayna
Ilaaliyaan Nabada iyo
Xasiloonida Deegaanada
Maamulka Ximan iyo Xeeb
oo Aysan ka Qeybqaadan In
ay Burbur U Horseedaan
Hormarka Balaaran ee Uu
Ku tilaabsaday Maamulka
Ximan iyo Xeeb.
Iyadoo Xaflada Masuuliyiin
Fara Badan Iyo Qaar Kamiad
ah Qurba Jooga Reer Ximan
iyo Xeeb Oo Uu Ka Midyahay
Siyaasiga Cali Amiin Sayid
Axmed Ay ka Hadleen Ayaa
Waxaa Soo Gabangabeeyay
Madaxweyne Ku Xigeenka
Maamulka XIman iyo Xeeb
Mudane Cabdi Maxamed
Axmed Nuur Isagoona
Halkaasi Ka Soo Jeediayay
Qudbad Dhinacyo Badan
Taabaneysay Ayaa Waxa Uu
Ku Nuuxnuuxsaday Xaalada
Iminka Uu Maryo Maamulka
XIman iyo Xeeb.
Siihaya Xilka Madaxweyne Ee
maamulka Ximan iyo Xeeb
Ahana Madaxwene
Kuxigeenka Maamulka Ayaa
Dhamaan Shacabka
Maamulka Ximan iyo Xeeb
Ku eedeeyay In Aysan Ula
Shaqeyn Sidii Ay Ula Shqeyn
Jireen Maamulkii Hore Ee
Ximan iyo Xeeb Isagoona Ka
Codsaday Dhamaan Qeybaha
Kala Duwan Ee Bulshada
reer Ximan iyo Xeeb In
Garab Istaagaan Maamulka
Cusub ee Ximan iyo xeeb
Madaxwene Kuxigeenka Ayaa
Sidoo Kale Sheegay Sheegay
In Maamulka Ximan iyo Xeeb
Iminka Marayo Marxalada
Wanaagsan Hadii Dhamaan
Shacabka Reer Ximan iyo Ay
Garab Istaagaana Uu Ku
Tilaabsanayo Meel ka
wanaagsan Meesha Uu hada
maryo Mar uu Ka Hadlayay
Gudoomiayah Dowlada
Soomaaliya Ay U Soo
Magacawday Gobolka
Galguduud Ayaa Waxa Uu
yiri Gudoomiayaha Aniga
ayaa madaxwenihiisii ah
Hadii Dowlada Soomaaliya
ay u Soo magacawday
Gobolka Galguduud Maahan
Inay U Soo mahcawday
gobolada Xeeb iyo Ximan ee
Uu ka Arimiyo Ee Ka Arimiyo
Maamulka Ximan iyo Xeeb.
Si Kastaba Gagada
Diyaaradaha Magaalada
Cadaado Ayaa maalinba
Maalinta Ka dambeysa
Waxaa Ku Soo Badanaya
Duulimaadyada Diyaaradaha
Iyadoona garoonku Uu
Noqonayo Kii Ugu Horeyay
Ee Calimi Ah Ee Ka Shqeeyay
Gobolada dhexe ee
Bartamaha Soomaaliya.
Waxaa Qoray: C/Fitaax
Shiino Axmed Cali

Standard

One thought on “IMakareeshinka GagigadaDiyaaradaha MagaaladaCadaado Oo Xariga Lagajaray0309-2013-Cadaado Ximaniyo Xeeb-Xili MudooyinkiiDambe Deegaanada IyoDegmooyinka MaamulkaXIman iyo Xeeb LagaDareemayay Hormaro KalaDuwan Ayaa Maanta WaxaaXariga Laga JarayayMakareeshinka GaroonkaDiyaaradaha MagaaladaCadaado Ee CaasiamdaMaamulka XIman iyo Xeeb.Xaflada Xariga Looga JarayayMakareeshinka GaroonkaDiyaaradaha MagaaladaCadaado Ee XaruntaMaamulka Ximan iyo XeebAyaa Waxaa Ka SooQeybgalayOdaayasha,WaxgaradkaDhalinyarada,UruradaHaweenka MasuuliyiintaHay;adaha Ka HowlgaladaDeegaanada MaamulkaXiman iyo Xeeb Iyo QaarKamiada Masuuliyiinta UguSareysa Maamuulka Ximaniyo Xeeb.Inta aysan Dhicin XafladaXariga Lagaga JarayayXarunta MagareeshinkaGaroonka Diyaarada eeMagaalada Cadaado eeXarunta maamulkka Ximaniyo Xeeb Ayaa HalkaasiWaxaa Qada Sharay LooguSameeyay Ku CunayDhamaan kasooqeybgalayaasha XafladaXariga Looga jarayayMareeshinka.Qadada Kadib Ayaa Waxaamareeshinka Xariga Ka JarayMadaxweyne Ku Xigeenkamaamulka Ximan iyo XeebMudane Cabdi MaxamedAxmed Nuur IyadoonaXarigjarida Kadib IslaBartmaha Mareeshinka AyDhex Bilaabatay XafladaHalkaasi Oo MasuuliyiinBadan Ay Qudbado Ka SooJeediyeen.Munaasabada Ayaa WaxaaKa hadalay MasuuliyiinBadan Oo Matalaysayqeybaha Kalada Duwan EeBulshada Iyo UruradaMaamulka Ximan iyo XeebIyadoona Ugu Horey AyHalkaasi ka HadleenMasuuliyiin Iyo XubnaKamida CampanigaWalaalaha Oo Isagu DhisayMareeshinka Maanta XarigaLaga Jaray ee Uu yeelanayoGaroonka DiyaaradahaMagaalada Cadaado eeCaasiamda DowladGoboleedka Soomaaliyeedee Ximan iyo Xeeb WaxaanaHadlka Ku HormarayayCaruuse Nuurlugey Oo IsaguXubin Ka ah CampanigaWalaalaha Iyadoona AySidoo Kale Ka Hadleenaxmed warsame Qeyliye OoXubin Ka Ah Kambaniga iyoGudoomiyaha KambanigaWalaalaha ee Yuusuf XaajiMaxamed Dhoore iyoMasuuliyiin Kale.Intaasi ka Dib Ayaaa WaxaaKa Hadlaya XafladaGudoomiyaha BaarlamaankaMaamulka Ximan iyo Xeeb C/laahi faaraxa SandheereIsagoona GudoomiyuhuDhamaan Bulshaweynta reerXiman iyo Xeeb Ku BooriyaayIn Ay Ka QeybqaataanDadargalinta HormarkaDeegaanadooda AynaIlaaliyaan Nabada iyoXasiloonida DeegaanadaMaamulka Ximan iyo Xeeboo Aysan ka Qeybqaadan Inay Burbur U HorseedaanHormarka Balaaran ee UuKu tilaabsaday MaamulkaXiman iyo Xeeb.Iyadoo Xaflada MasuuliyiinFara Badan Iyo Qaar Kamiadah Qurba Jooga Reer Ximaniyo Xeeb Oo Uu Ka MidyahaySiyaasiga Cali Amiin SayidAxmed Ay ka Hadleen AyaaWaxaa Soo GabangabeeyayMadaxweyne Ku XigeenkaMaamulka XIman iyo XeebMudane Cabdi MaxamedAxmed Nuur IsagoonaHalkaasi Ka Soo JeediayayQudbad Dhinacyo BadanTaabaneysay Ayaa Waxa UuKu Nuuxnuuxsaday XaaladaIminka Uu Maryo MaamulkaXIman iyo Xeeb.Siihaya Xilka Madaxweyne Eemaamulka Ximan iyo XeebAhana MadaxweneKuxigeenka Maamulka AyaaDhamaan ShacabkaMaamulka Ximan iyo XeebKu eedeeyay In Aysan UlaShaqeyn Sidii Ay Ula ShqeynJireen Maamulkii Hore EeXiman iyo Xeeb Isagoona KaCodsaday Dhamaan QeybahaKala Duwan Ee Bulshadareer Ximan iyo Xeeb InGarab Istaagaan MaamulkaCusub ee Ximan iyo xeebMadaxwene Kuxigeenka AyaaSidoo Kale Sheegay SheegayIn Maamulka Ximan iyo XeebIminka Marayo MarxaladaWanaagsan Hadii DhamaanShacabka Reer Ximan iyo AyGarab Istaagaana Uu KuTilaabsanayo Meel kawanaagsan Meesha Uu hadamaryo Mar uu Ka HadlayayGudoomiayah DowladaSoomaaliya Ay U SooMagacawday GobolkaGalguduud Ayaa Waxa Uuyiri Gudoomiayaha Anigaayaa madaxwenihiisii ahHadii Dowlada Soomaaliyaay u Soo magacawdayGobolka Galguduud MaahanInay U Soo mahcawdaygobolada Xeeb iyo Ximan eeUu ka Arimiyo Ee Ka ArimiyoMaamulka Ximan iyo Xeeb.Si Kastaba GagadaDiyaaradaha MagaaladaCadaado Ayaa maalinbaMaalinta Ka dambeysaWaxaa Ku Soo BadanayaDuulimaadyada DiyaaradahaIyadoona garoonku UuNoqonayo Kii Ugu HoreyayEe Calimi Ah Ee Ka ShqeeyayGobolada dhexe eeBartamaha Soomaaliya.Waxaa Qoray: C/FitaaxShiino Axmed Cali

  1. Reblogged this on http://farayarenews somafarayarenews somalia @xjournalist i teach and speak english arabic ahmaric kiswahili somali and italiano i am a proff. Af languages journalist peace maker chairman of somali youth @xjournalist i teach and speak english arabic ahmaric kiswahili somali and italiano i am a proff. Af languages journalist peace maker chairman of somali youth path finders.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s