Uncategorized

IMakareeshinka GagigadaDiyaaradaha MagaaladaCadaado Oo Xariga Lagajaray0309-2013-Cadaado Ximaniyo Xeeb-Xili MudooyinkiiDambe Deegaanada IyoDegmooyinka MaamulkaXIman iyo Xeeb LagaDareemayay Hormaro KalaDuwan Ayaa Maanta WaxaaXariga Laga JarayayMakareeshinka GaroonkaDiyaaradaha MagaaladaCadaado Ee CaasiamdaMaamulka XIman iyo Xeeb.Xaflada Xariga Looga JarayayMakareeshinka GaroonkaDiyaaradaha MagaaladaCadaado Ee XaruntaMaamulka Ximan iyo XeebAyaa Waxaa Ka SooQeybgalayOdaayasha,WaxgaradkaDhalinyarada,UruradaHaweenka MasuuliyiintaHay;adaha Ka HowlgaladaDeegaanada MaamulkaXiman iyo Xeeb Iyo QaarKamiada Masuuliyiinta UguSareysa Maamuulka Ximaniyo Xeeb.Inta aysan Dhicin XafladaXariga Lagaga JarayayXarunta MagareeshinkaGaroonka Diyaarada eeMagaalada Cadaado eeXarunta maamulkka Ximaniyo Xeeb Ayaa HalkaasiWaxaa Qada Sharay LooguSameeyay Ku CunayDhamaan kasooqeybgalayaasha XafladaXariga Looga jarayayMareeshinka.Qadada Kadib Ayaa Waxaamareeshinka Xariga Ka JarayMadaxweyne Ku Xigeenkamaamulka Ximan iyo XeebMudane Cabdi MaxamedAxmed Nuur IyadoonaXarigjarida Kadib IslaBartmaha Mareeshinka AyDhex Bilaabatay XafladaHalkaasi Oo MasuuliyiinBadan Ay Qudbado Ka SooJeediyeen.Munaasabada Ayaa WaxaaKa hadalay MasuuliyiinBadan Oo Matalaysayqeybaha Kalada Duwan EeBulshada Iyo UruradaMaamulka Ximan iyo XeebIyadoona Ugu Horey AyHalkaasi ka HadleenMasuuliyiin Iyo XubnaKamida CampanigaWalaalaha Oo Isagu DhisayMareeshinka Maanta XarigaLaga Jaray ee Uu yeelanayoGaroonka DiyaaradahaMagaalada Cadaado eeCaasiamda DowladGoboleedka Soomaaliyeedee Ximan iyo Xeeb WaxaanaHadlka Ku HormarayayCaruuse Nuurlugey Oo IsaguXubin Ka ah CampanigaWalaalaha Iyadoona AySidoo Kale Ka Hadleenaxmed warsame Qeyliye OoXubin Ka Ah Kambaniga iyoGudoomiyaha KambanigaWalaalaha ee Yuusuf XaajiMaxamed Dhoore iyoMasuuliyiin Kale.Intaasi ka Dib Ayaaa WaxaaKa Hadlaya XafladaGudoomiyaha BaarlamaankaMaamulka Ximan iyo Xeeb C/laahi faaraxa SandheereIsagoona GudoomiyuhuDhamaan Bulshaweynta reerXiman iyo Xeeb Ku BooriyaayIn Ay Ka QeybqaataanDadargalinta HormarkaDeegaanadooda AynaIlaaliyaan Nabada iyoXasiloonida DeegaanadaMaamulka Ximan iyo Xeeboo Aysan ka Qeybqaadan Inay Burbur U HorseedaanHormarka Balaaran ee UuKu tilaabsaday MaamulkaXiman iyo Xeeb.Iyadoo Xaflada MasuuliyiinFara Badan Iyo Qaar Kamiadah Qurba Jooga Reer Ximaniyo Xeeb Oo Uu Ka MidyahaySiyaasiga Cali Amiin SayidAxmed Ay ka Hadleen AyaaWaxaa Soo GabangabeeyayMadaxweyne Ku XigeenkaMaamulka XIman iyo XeebMudane Cabdi MaxamedAxmed Nuur IsagoonaHalkaasi Ka Soo JeediayayQudbad Dhinacyo BadanTaabaneysay Ayaa Waxa UuKu Nuuxnuuxsaday XaaladaIminka Uu Maryo MaamulkaXIman iyo Xeeb.Siihaya Xilka Madaxweyne Eemaamulka Ximan iyo XeebAhana MadaxweneKuxigeenka Maamulka AyaaDhamaan ShacabkaMaamulka Ximan iyo XeebKu eedeeyay In Aysan UlaShaqeyn Sidii Ay Ula ShqeynJireen Maamulkii Hore EeXiman iyo Xeeb Isagoona KaCodsaday Dhamaan QeybahaKala Duwan Ee Bulshadareer Ximan iyo Xeeb InGarab Istaagaan MaamulkaCusub ee Ximan iyo xeebMadaxwene Kuxigeenka AyaaSidoo Kale Sheegay SheegayIn Maamulka Ximan iyo XeebIminka Marayo MarxaladaWanaagsan Hadii DhamaanShacabka Reer Ximan iyo AyGarab Istaagaana Uu KuTilaabsanayo Meel kawanaagsan Meesha Uu hadamaryo Mar uu Ka HadlayayGudoomiayah DowladaSoomaaliya Ay U SooMagacawday GobolkaGalguduud Ayaa Waxa Uuyiri Gudoomiayaha Anigaayaa madaxwenihiisii ahHadii Dowlada Soomaaliyaay u Soo magacawdayGobolka Galguduud MaahanInay U Soo mahcawdaygobolada Xeeb iyo Ximan eeUu ka Arimiyo Ee Ka ArimiyoMaamulka Ximan iyo Xeeb.Si Kastaba GagadaDiyaaradaha MagaaladaCadaado Ayaa maalinbaMaalinta Ka dambeysaWaxaa Ku Soo BadanayaDuulimaadyada DiyaaradahaIyadoona garoonku UuNoqonayo Kii Ugu HoreyayEe Calimi Ah Ee Ka ShqeeyayGobolada dhexe eeBartamaha Soomaaliya.Waxaa Qoray: C/FitaaxShiino Axmed Cali

IFTINI SOMALIA

IMakareeshinka Gagigada
Diyaaradaha Magaalada
Cadaado Oo Xariga Lagajaray
0309-2013-Cadaado Ximan
iyo Xeeb-Xili Mudooyinkii
Dambe Deegaanada Iyo
Degmooyinka Maamulka
XIman iyo Xeeb Laga
Dareemayay Hormaro Kala
Duwan Ayaa Maanta Waxaa
Xariga Laga Jarayay
Makareeshinka Garoonka
Diyaaradaha Magaalada
Cadaado Ee Caasiamda
Maamulka XIman iyo Xeeb.
Xaflada Xariga Looga Jarayay
Makareeshinka Garoonka
Diyaaradaha Magaalada
Cadaado Ee Xarunta
Maamulka Ximan iyo Xeeb
Ayaa Waxaa Ka Soo
Qeybgalay
Odaayasha,Waxgaradka
Dhalinyarada,Ururada
Haweenka Masuuliyiinta
Hay;adaha Ka Howlgalada
Deegaanada Maamulka
Ximan iyo Xeeb Iyo Qaar
Kamiada Masuuliyiinta Ugu
Sareysa Maamuulka Ximan
iyo Xeeb.
Inta aysan Dhicin Xaflada
Xariga Lagaga Jarayay
Xarunta Magareeshinka
Garoonka Diyaarada ee
Magaalada Cadaado ee
Xarunta maamulkka Ximan
iyo Xeeb Ayaa Halkaasi
Waxaa Qada Sharay Loogu
Sameeyay Ku Cunay
Dhamaan kasoo
qeybgalayaasha Xaflada
Xariga Looga jarayay
Mareeshinka.
Qadada Kadib Ayaa Waxaa
mareeshinka Xariga Ka Jaray
Madaxweyne Ku Xigeenka
maamulka Ximan iyo Xeeb
Mudane Cabdi Maxamed
Axmed Nuur Iyadoona
Xarigjarida Kadib Isla
Bartmaha Mareeshinka Ay
Dhex…

View original post 997 more words

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s