Uncategorized

Madaxweyne xasan gagiidkii wadey oo la arbushey

IFTINI SOMALIA

farayarenewsWww.farayarenews.com
Madaafiic Roob looga dhigay
Gaadiidkii Madaxweynaha
Geeyay Sh /hooseSEPTEMBER
4 , 2013. FARAYARE Wararkii
ugu dambeeyay ee laga
helayo Safarkii
Madaxweynaha ee Gobolka
Sh/hoose ayaa ku soo
warramaya in Kalanyadii
Gaadiidka ee Madaxweynaha
la socday oo iyagoo aan
sidin Madaxweynaha kasoo
Ambabaxay Magaalada
Marka ayaa lagu soo
warramayaa in weerar
Madaafiic lagu qaaday intii
ay wadadaa ku soo jireen.
Wararka ayaa intaasi
kudaraya in Madaxweynaha
oo Deegaanka Ceel Shaale
ay ka soo qaaday Diyaarad
Hello Copter ah uu Goor
dhow ka soo degay
Garoonka Diyaaradaha Adan
Cade ee Magaalada
Muqdisho halkaas oo uu
Warbaahinta kula hadlay.
Madaxweynaha ayaa la
sheegay in sababab Ammaan
aawgeed uu dhulka ugu soo
safri waayay xilli Gaadiidkii
Muqdisho ka qaaday Xalay
saqdii dhexe Magaalada
Marka ay ka soo
amababexeen.

Posted from WordPress for Android

View original post

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s