Uncategorized

War Deg Deg Ah QaraxyoXoogan oo caawa RuxayMuqdisho iyo Rasaasmelaha qaar laga maqlayoWaxaa Caawa qaraxyoxoogan ay ruxeen Qeybokamid ah MagaaladaMuqdisho iyadoonadhawaqa Qaraxyadaasi lagamaqlay qeybo badan ookamid ah Magaalada.Qaraxa ugu horeeyay ayaakadhacay agagaarka GaroonkaDiyaaradaha Aadan Cadde eeMagaalada Muqdishowaxaana lala eegtayqaraxaasi Saraakiil katirsanCiidanka Booliiska sida goobjoogayaal xaqiijiyeen.Qaraxa lala eegtaySaraakiisha CiidankaBooliiska Soomaaliyeed ayaala sheegay in looadeegsaday miinada dhulkalagu aaso , waxaana si rasmiah loo ogeyn qasaaraha kadhashay Qaraxaasi .Qarax kale ayaa isna kadhacay agagaarka IsgooskaSayidka meel aan ka fogeynguriga uu dagan yahayTaliyaha Ciidanka BooliiskaSoomaaliyeed , waxaanaqaraxaasi goob joogayaalsheegeen in uu ahaabambada gacanta laga tuuroiyana lama oga qasaarahaqaraxaasi ka dhashay.Qaraxyo kale ayaa iyanagoordhaw ka dhacay , qeybokamid ah Suuqa Bakaaraha ,Xaafada Buulo Xuubey ,Isgooska KPP , IsgooskaDanwadaagaha iyo qeybokale oo badan oo katirsanMagaalada Muqdisho .Shacabka MagaaladaMuqdisho ayaa caawa marqura dareemay qal qal aad ubadan , waxaana la arkayaaciidamo tiro badan ookatirsan dowlada oo gaafwareegaya goobaha ayqaraxyadu ka dhaceen.Qaraxyada kadib waxaa lamaqlay rasaas xoogan ayridayeen Ciidanka DowladaSoomaaliya , si rasmi ahlooma oga qasaaraha kadhashay Qaraxyada caawaruxay Magaalada Muqdishoiyo rasaasta ay fureenCiidanka DowladaSoomaaliya.Qaraxyada Caawa ka dhacayQeybo kami ah MagaaladaMuqdisho ayaa tiradooda kabadan tahay ilaa 10-Qarax ,qaraxyada ayaa bilowdaySalaada Maqrib ilaa xiliganwaxaa la maqlayaa qaraxyokale oo hor lehWaxii Warar ah ee kusookordha kala SocoWararkayaga Dambe InshaAllah

War Deg Deg Ah Qaraxyo
Xoogan oo caawa Ruxay
Muqdisho iyo Rasaas
melaha qaar laga maqlayo
Waxaa Caawa qaraxyo
xoogan ay ruxeen Qeybo
kamid ah Magaalada
Muqdisho iyadoona
dhawaqa Qaraxyadaasi laga
maqlay qeybo badan oo
kamid ah Magaalada.
Qaraxa ugu horeeyay ayaaka
dhacay agagaarka Garoonka
Diyaaradaha Aadan Cadde ee
Magaalada Muqdisho
waxaana lala eegtay
qaraxaasi Saraakiil katirsan
Ciidanka Booliiska sida goob
joogayaal xaqiijiyeen.
Qaraxa lala eegtay
Saraakiisha Ciidanka
Booliiska Soomaaliyeed ayaa
la sheegay in loo
adeegsaday miinada dhulka
lagu aaso , waxaana si rasmi
ah loo ogeyn qasaaraha ka
dhashay Qaraxaasi .
Qarax kale ayaa isna ka
dhacay agagaarka Isgooska
Sayidka meel aan ka fogeyn
guriga uu dagan yahay
Taliyaha Ciidanka Booliiska
Soomaaliyeed , waxaana
qaraxaasi goob joogayaal
sheegeen in uu ahaa
bambada gacanta laga tuuro
iyana lama oga qasaaraha
qaraxaasi ka dhashay.
Qaraxyo kale ayaa iyana
goordhaw ka dhacay , qeybo
kamid ah Suuqa Bakaaraha ,
Xaafada Buulo Xuubey ,
Isgooska KPP , Isgooska
Danwadaagaha iyo qeybo
kale oo badan oo katirsan
Magaalada Muqdisho .
Shacabka Magaalada
Muqdisho ayaa caawa mar
qura dareemay qal qal aad u
badan , waxaana la arkayaa
ciidamo tiro badan oo
katirsan dowlada oo gaaf
wareegaya goobaha ay
qaraxyadu ka dhaceen.
Qaraxyada kadib waxaa la
maqlay rasaas xoogan ay
ridayeen Ciidanka Dowlada
Soomaaliya , si rasmi ah
looma oga qasaaraha ka
dhashay Qaraxyada caawa
ruxay Magaalada Muqdisho
iyo rasaasta ay fureen
Ciidanka Dowlada
Soomaaliya.
Qaraxyada Caawa ka dhacay
Qeybo kami ah Magaalada
Muqdisho ayaa tiradooda ka
badan tahay ilaa 10-Qarax ,
qaraxyada ayaa bilowday
Salaada Maqrib ilaa xiligan
waxaa la maqlayaa qaraxyo
kale oo hor leh
Waxii Warar ah ee kusoo
kordha kala Soco
Wararkayaga Dambe Insha
Allah

IFTINI SOMALIA

Guddoomiyaha Marka
“Madaxweynaha xalay
Marka ayuu ku hooyday,
shalayna Kubbad ayeey
xeebta ku ciyaareen”
Madaxweynaha Soomaaliya
Xasan Sheekh Maxamuud
ayaa xalay ku hooyday
Magaalada Marka ee xarunta
Gobalka Shabeelaha
hoose,halkaasi oo uu gaaray
shalay isaga iyo wafdi uu
hogaaminayo.
Kulamo kala duwan ayaa
xalay ilaa shalay ka socday
Magaalada Marka kuwaasi
oo Madaxweynaha
Soomaaliya iyo wafdigiisa ay
la qaateen Odayaasha
dhaqanka iyo qeybaha
Bulshada Degmada Marka ee
xarunta Gobalka Shabeelaha
hoose.
Guddoomiyaha Degmada
Marka oo isaga oo aad
ufaraxsan wareysi siiyay
Idaacada Goobjoog ee
Magaalada Muqdisho ayaa
sheegay in wafdiga
Madaxweynaha Soomaaliya
shalay oo dhan ay
Magaalada Marka ku
damaashadayeen.
Wuxuu sheegay Yariisoow in
Madaxweynaha Soomaaliya
iyo wafdiga la socday ay ku
dabaasheen xeebta
Magaalada Marka ee xarunta
Gobalkaasi,sidoo kalena
wafdiga Wasiirada ah ay
kubad ku ciyaareen xeebta,
xilli qaar kamid ah shacabka
Marka ay daawanayeen.
Masuulka ugu sareeya
Degmada Marka ayaa intaasi
hadalkiisa wuxuu ku daray in
Degmada Marka…

View original post 79 more words

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s