Uncategorized

Bashir Yusuf
07- 9-2013 War Deg Deg Ah Qaraxyo Ismiidaamin
ah
oo goordhaw ka dhacay Magaalada
Muqdisho
Waxaa goordhaw Weeraro ismiidaamin ah ay ka
dhaceen barxada iskaashatooyinka gaadiidka oo
ku dhagan Guriga Hooyooyinka ee Degmada
Xamar Weyne iyadoona xaalada hada ay tahay
mid aad u kacsan.
Weerarada Ismiidaaminta oo ahaa ilaa labo ayaa
kan hore loo adeegsaday gaari Waxyaabaha
qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay barxada
iskaashatooyinka gaadiidka soo horjeeda Ex-
Fiyoore sidoo kale ku dhagan Guriga
Hooyooyinka.
Qaraxa labaad ayaan la ogeyn ilaa hada waxa loo
adeegsaday , waxa uuna dhacay wax yar un
kadib markii uu dhacay Qaraxa koobaad ee
gaariga loo adeegsaday , Wararka qaar ayaa
sheegaya in qaraxa labaad uu ahaa Mid ruux
Waxyaabaha qarax ku xirnaayeen oo isna is
qarxiyay.
lama oga ilaa hada qasaaraha rasmiga ah ee ka
dhashay Weeraradan Ismiidaaminta ah ee
dhacay Daqiiqado yar kahor , waxaana lasoo
warinayaa in ay jiraan qasaarooyin dhimasho iyo
dhaawac oo ka dhashay Weeraradaan
Ismiidaaminta ah.
Waxaan sidoo kale si rasmi ah loo ogeyn cida
sida rasmiga ah loola eegtay Weeraradan
Ismiidaaminta ah ee goordhaw dhacay, Waxaa la
arkayaa gawaarida Ampalaasta oo goobta ka
qaadaya dhaawacyada iyo dhimashada ka
dhashay Weeraradan Ismiidaaminta ah.
Waxii Warar ah eekusoo kordha kala Soco
Wararkayaga Dambe Insha Allah
source Allbanaadir.com

Bashir Yusuf07- 9-2013 War Deg Deg Ah Qaraxyo Ismiidaaminahoo goordhaw ka dhacay MagaaladaMuqdishoWaxaa goordhaw Weeraro ismiidaamin ah ay kadhaceen barxada iskaashatooyinka gaadiidka ooku dhagan Guriga Hooyooyinka ee DegmadaXamar Weyne iyadoona xaalada hada ay tahaymid aad u kacsan.Weerarada Ismiidaaminta oo ahaa ilaa labo ayaakan hore loo adeegsaday gaari Waxyaabahaqarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay barxadaiskaashatooyinka gaadiidka soo horjeeda Ex-Fiyoore sidoo kale ku dhagan GurigaHooyooyinka.Qaraxa labaad ayaan la ogeyn ilaa hada waxa looadeegsaday , waxa uuna dhacay wax yar unkadib markii uu dhacay Qaraxa koobaad eegaariga loo adeegsaday , Wararka qaar ayaasheegaya in qaraxa labaad uu ahaa Mid ruuxWaxyaabaha qarax ku xirnaayeen oo isna isqarxiyay.lama oga ilaa hada qasaaraha rasmiga ah ee kadhashay Weeraradan Ismiidaaminta ah eedhacay Daqiiqado yar kahor , waxaana lasoowarinayaa in ay jiraan qasaarooyin dhimasho iyodhaawac oo ka dhashay WeeraradaanIsmiidaaminta ah.Waxaan sidoo kale si rasmi ah loo ogeyn cidasida rasmiga ah loola eegtay WeeraradanIsmiidaaminta ah ee goordhaw dhacay, Waxaa laarkayaa gawaarida Ampalaasta oo goobta kaqaadaya dhaawacyada iyo dhimashada kadhashay Weeraradan Ismiidaaminta ah.Waxii Warar ah eekusoo kordha kala SocoWararkayaga Dambe Insha Allahsource Allbanaadir.com

Aside

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s