Uncategorized

Jen.Garaad Nuur Cabdulle oo Xilkii laga qaaday kadib 10-Cisho uu xilkaasi hayay (Xog Cida ka qaaday iyo Sababta)

http://farayarenews somafarayarenews somalia @xjournalist i teach and speak english arabic ahmaric kiswahili somali and italiano i am a proff. Af languages journalist peace maker chairman of somali youth @xjournalist i teach and speak english arabic ahmaric kiswahili somali and italiano i am a proff. Af languages journalist peace maker chairman of somali youth path finders

Jen.Garaad Nuur Cabdulle oo Xilkii laga qaaday kadib 10-Cisho uu xilkaasi hayay (Xog Cida ka qaaday iyo Sababta)  

Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xilkii ka qaaday S/guuto Garaad Nuur Cabdulle kaasoo muddo haatan laga joogo laba usbuuc loo magacaabay inuu noqdo taliyaha ciidanka booliska ee Gobolka Banaadir.

Jeneral Garaad ayaa xilkan oo uu hayo muddo ka yar toban cisho ayaa waxaa wasiirka arrimaha gudaha uu ku qasbanaaday inuu xilka ka qaado kadib markii cabashooyin badan laga keenay isagoo lagu eedeeyay inuusan aqoon ku filan u lahayn inuu qabto masuuliyada intaa la eg.

General Garaad Nuur Cabdulle oo ay qaraabo yihiin agaasimaha guud ee hayaadda nabad sugidda Soomaaliyeed general Bashiir Goobe ayaa xilkan haatan laga qaaday waxaa uu kala wreegay taliyahii hore ee ciidanka booliska gobolka Banaadir General Axmed Xasan Maalin.

Sidoo kale wasiirka arrimha gudaha ayaa isna xilkii uu ku magacawnaa ka…

View original post 396 more words

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s