Uncategorized

Shilgaari oo Ka Dhacay Agagaarka Aroonka Diyaaradaha Ee Magaalada Cadaado

Shilgaari oo Ka Dhacay Agagaarka Aroonka Diyaaradaha Ee Magaalada Cadaado

Published on September 7, 2013 by    ·   No Comments

07-09-2013-(G-R)-Shil gaari Ayaa manata Ka Dhacay Wadadheer ee Taagta Garoonka diyaaradaha Ee Magaalada Cadaado ee Caasimada Dowlad goboleedka Soomaaliyeed Ee Ximan iyo Xeeb.

Shilkaani Ayaa Yimid Kadib Markii Uu Wada Ka Baxay Gawaariga Nuuca looyaqaano Baraado Oo Ay Saarnaayeen Dhalinyaro Kor Dhaafeysa Ilaa iyo afar Dhaliyaro.

Dhaawacyada Ka Dhashay garaariga Maanta Ku rogmaday Wada ka Soo baxada magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb tagtana Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Cadaado Oo gaaraya Ilaa iyo Shan Dhawac oo Iskugu Jira kuwa Fudud iyo Kuwa Cuslus Ayaa Waa Afar kamaid Ah la Soo gaarsiiyay Isbitalka Magaalada Cadaado Ee Xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb Halka Midka Kale oo Dhaawiciisu aad Udarnaaa Looqaaday Magalada Muqdisho ee Caasiamda Soomaaliya.

Mar Aan Goor Dhaweyd tagay Isbitalka Guud ee Mgaaalada Cadaado Oo ah Halka La Soo gaarsiiyay Dhaawacyada ka dhashay Shilka Gaari Ayaa Waxa ii Suura Galiweysay In Uu xaaladaooda Caafimaad Iiga Warbixiyo D.r-ka Isbitalka Balse Waxa Uu Sheegay In Dib losoo Sheegi Doono xaaladooda Caafimaad.

Si kastaba Wada Isku Xirta Garoonka Diyaaradaha iyo Magaalada cadaaado Ayaa Ah Mid Jay Ah Islamarkaana Aad U Mashquulbadan oo Ka Sah;lanyihiin Dhiciada Shilaakaani oo Kale.

Waxaa Qoray: C/Fitaax Shiino

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s