Uncategorized

Al-Shabaab oo la sheegay in ay ku hoolan tahay Helitaanka Hub Kiimiko ah iyo Xog ku aadan arintaasi oo shaaca laga qaaday Sida lagu sheegay war uu baahiyay Tv,ga CBS ee ku yaala dalka Maraykanka Sadex dhalinyaro Soomaali ah oo dacwad laxariirta inay doonayeen inay ku biiraan ururka Al Qacida qeybta ka dagalanta wadanka Yemen ayaa sheegay xog ku saabsan in Xarakadda Al-Shabab ay maagantahay inay samaysato hub ay ku jiraan walxo kiimikaal ah. Dhalinyaradaan oo ay maxkamadayntooda ka socoto magaalada New York ayaa sheegay in waaxda barista iyo hormarinta Al-Shabab ay wadaan qorshe ku saabsan sidii ay Shababku ku heli lahaayeen ama ay ku sameysan lahaayeen hub ay ku jiraan walxo kiimikaal ah. Warkaan waxaa lagu sheegay in saraakiil ka tirsan Al-Qacida ay dalka Yemen ka qaadeen qeyb ka mid ah walxaha kiimikaalka ah isla markaana ay geeyeen qeybo ka mid ah gudaha Soomaaliya oo ay Shababku maamuulaan. Si cad looma sheegin halka uu Soomaaliya ka yaalo walxaas kiimikaalka ah hase ahaatee Tv,ga oo soo xiganaya Sadeexdaan dhalinyarada ah ayaa ku waramaya in Al-Shababku ay wadaan qorshe ay ku baadi goobayaan hubkaas.

Al-Shabaab oo la sheegay in ay ku hoolan tahay Helitaanka Hub Kiimiko ah iyo Xog ku aadan arintaasi oo shaaca laga qaaday  

Sida lagu sheegay war uu baahiyay Tv,ga CBS ee ku yaala dalka Maraykanka Sadex dhalinyaro Soomaali ah oo dacwad laxariirta inay doonayeen inay ku biiraan ururka Al Qacida qeybta ka dagalanta wadanka Yemen ayaa sheegay xog ku saabsan in Xarakadda Al-Shabab ay maagantahay inay samaysato hub ay ku jiraan walxo kiimikaal ah.

Dhalinyaradaan oo ay maxkamadayntooda ka socoto magaalada New York ayaa sheegay in waaxda barista iyo hormarinta Al-Shabab ay wadaan qorshe ku saabsan sidii ay Shababku ku heli lahaayeen ama ay ku sameysan lahaayeen hub ay ku jiraan walxo kiimikaal ah.

Warkaan waxaa lagu sheegay in saraakiil ka tirsan Al-Qacida ay dalka Yemen ka qaadeen qeyb ka mid ah walxaha kiimikaalka ah isla markaana ay geeyeen qeybo ka mid ah gudaha Soomaaliya oo ay Shababku maamuulaan.

Si cad looma sheegin halka uu Soomaaliya ka yaalo walxaas kiimikaalka ah hase ahaatee Tv,ga oo soo xiganaya Sadeexdaan dhalinyarada ah ayaa ku waramaya in Al-Shababku ay wadaan qorshe ay ku baadi goobayaan hubkaas.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s