Uncategorized

Degdeg: Ciidamada Kenya oo sheegtay inay la wareegeen guud ahaan dhismaha Westgate. Warar goor dhow ka soo baxay militeriga Kenya ayaa sheegaya in ay gacanta ku dhigeen guud ahaan suuqa Westgate ee mudada sadexda beri ah lagu dagaalamayey. Warkan oo goor dhow soo baxay ayaaney jirin cid ilaa haatan xaqiijin karta sheegashada Kenya maadaama aan illaa haatan loo ogolaan wariyayaasha inay gudaha u galaan goobtii dagaalka qaraari maalmahan ka dhacayey. Waxaa haatan la arkayaa gaadiidka gurmadka degdega ah ee ambalaaska loo yaqaano oo halkaa ka soo baxaya, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in weli rasaas goos goos ah halkaa laga maqlayo isla markaana qiiq madoow uu cirka isku shareeray.

Degdeg: Ciidamada Kenya oo sheegtay inay la wareegeen guud ahaan dhismaha Westgate.  

Warar goor dhow ka soo baxay militeriga Kenya ayaa sheegaya in ay gacanta ku dhigeen guud ahaan suuqa Westgate ee mudada sadexda beri ah lagu dagaalamayey.

Warkan oo goor dhow soo baxay ayaaney jirin cid ilaa haatan xaqiijin karta sheegashada Kenya maadaama aan illaa haatan loo ogolaan wariyayaasha inay gudaha u galaan goobtii dagaalka qaraari maalmahan ka dhacayey.

Waxaa haatan la arkayaa gaadiidka gurmadka degdega ah ee ambalaaska loo yaqaano oo halkaa ka soo baxaya, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in weli rasaas goos goos ah halkaa laga maqlayo isla markaana qiiq madoow uu cirka isku shareeray. source allbanaadirImageImage

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s