Uncategorized

Tahriibayaal Ku Nafwaayay Jazeeayarada Lampedusa Ee Wadanka Talyaaniga

Capture03-10—-2013—Talyaaniga——————-Wararka Laga Helayo Jazeeayarada Lampedusa Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Halkaasi Ay Ku Dhinteen In Kabadan 90 Qof Oo Tahribayaal Ah Halka Inkabadan 250 Qofna Lala’yahay.

Shilkaani oo Ka Mid Ah Kuwa Ugu Daran Ee Ku Dhaca Tahriibayaasha Ayaa Waxa uu Dhacay Saaka Aroortii Hore Lkn Waxa uu Soo Shaacbaxay Wixii Ka Dambeeyay Barqanimadii.

ooxaha Badbaadada Xeebaha Wadanka Talyaaniga Ayaa Waxa  Ay Ku Dadaalayaan Badbaadinta Umdaasi.

Shilkaan Ayaa Ka Dambeeyay Sida la Sheegay markii ay Tahriibayaasha Ay Dab ka Dhexshideen Gudaha Toonta Iyaga Oo Ula Jeeda In Ay muujiyaan Meesha Ay marayaan Balse Ay Ku halakoobeen.

Kooxaha Gurmadka Xeebaha Wadanka Talyaaniga Ayaa Sheegay In Ay Biyaha kasoo badbaadiyeen Dad Farabadan oo ka Mid Ahaa Kuwo Doonto La Qalibantay.

Si kastaba Dowlada Wadanka Talyaaniga Ma’aysan Cadeyn Tahriibayaasha Meelaha Ay Ukala Dhasheen.

Waxaa Qoray: C/Fitaax  Axmed Cali (Shiino)

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s