Uncategorized

w03–10–2013—-Cadaado Ximan iyo Xeeb—————Wasiirka Wasaarada Kheyraadka Bada,Xanaanada Xoolaha Iyo Beeralaha Maamul Goboleedka Ximan iyo Xeeb Cilmi Kulane Cali Ayaa Ka Hadalay Arima Badan Oo la xiriira Wasaaradiisa. HALKAAN KA DHEGEYSO Wasiirka Ayaa Sheegay In Ladoonayo In Howlaha Wasaarada In la Hormariyo Balse Waxa Uu Sheegay In Shaqsiyaad Howshaasi Ku Jira ay jiraan Wasaaraduna Aysan Waxaba Ka Ogayn Waxaana Uu U Soo jeediayay Digniin. Wasiirka Ayaana Ugu Digay in ay Joojiyaan Howsha aysan Wasaaradu Wax Ka Ogeyn Oo Laqabanaayo Cidii Si Sharci Dara ah Loogu Qabtana Tilaabo Sharci ah laga Qaadi Doono. Cilmi Kulane Cali Wasiirka Wasaarada Kheyraadka Bada iyo Xanaanada Xoolaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Mar’uu Soo Sameeyay Kormeer uu Soo Arkay Xoolo Farabadan Oo Xanuusan Haatana Ladoonayo in Daawooyin Lasiiyo Xoolahaasi. Si Kastaba Gobolka Xeeb Oo Kamid ah Goblada Maamulka Goboleedka Ximan iyo Xeeb Uu Gacanta Kuahayo Ayaa Waxa Uu yahay Dhul Hudan Ku ah Beeraha Sidoo kalana U Wanaagsan Xanaanada Xoolaha

w03–10–2013—-Cadaado Ximan iyo Xeeb—————Wasiirka Wasaarada Kheyraadka Bada,Xanaanada Xoolaha Iyo Beeralaha Maamul Goboleedka Ximan iyo Xeeb Cilmi Kulane Cali Ayaa Ka Hadalay Arima Badan Oo la xiriira Wasaaradiisa.

HALKAAN KA DHEGEYSO 

Wasiirka Ayaa Sheegay In Ladoonayo In Howlaha Wasaarada  In la Hormariyo Balse Waxa Uu Sheegay In Shaqsiyaad Howshaasi Ku Jira ay jiraan Wasaaraduna Aysan Waxaba Ka Ogayn Waxaana Uu U Soo jeediayay Digniin.

Wasiirka Ayaana Ugu Digay in ay Joojiyaan Howsha aysan Wasaaradu Wax Ka Ogeyn Oo Laqabanaayo Cidii Si Sharci Dara ah Loogu Qabtana Tilaabo Sharci ah laga Qaadi Doono.

Cilmi Kulane Cali Wasiirka Wasaarada Kheyraadka Bada iyo Xanaanada Xoolaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Mar’uu Soo Sameeyay Kormeer uu Soo Arkay Xoolo Farabadan Oo Xanuusan Haatana Ladoonayo in Daawooyin Lasiiyo Xoolahaasi.

Si Kastaba Gobolka Xeeb Oo  Kamid ah Goblada Maamulka Goboleedka Ximan iyo Xeeb Uu Gacanta Kuahayo Ayaa Waxa Uu yahay Dhul Hudan Ku ah Beeraha Sidoo kalana U Wanaagsan Xanaanada Xoolaha

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s