Uncategorized

Weerarkii ka Dhacay Degmada Baraawe Oo la Sheegay In lagu Dilay Sarakiil Sare Oo ka Tirsan Al-Shabaab

Weerarkii ka Dhacay Degmada Baraawe Oo la Sheegay In lagu Dilay Sarakiil Sare Oo ka Tirsan Al-Shabaab

Published on October 7, 2013 by    ·   07–10–2013—–Al-Shabaab————Xili Dhawaantaan Weerar Ay Sheegeen Ciidamada Milatariga Wadanka Maraykanka In Ay Soo Qaadeen uu ka dhacay Xeebta Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Ayaa Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Warakaasi ka Soo Baxaya Waxa Ay Sheegayaan In Weerarkaasi Lagu Dilay Saraakiil Ajaanib Ah Oo U Dagaalmaeysay Xarakada Al-Shabaab.

Wargeyska The Telegraph Ayaa Qoray In Ciidamada Gaarka Ah  Dowlada Maraykanka Gaar ahaana Kuwii Dilay Osama Biladim Aya Weerar Ku qaadeen Guri Ku Yaala Xeebta Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Halkaasi Oo Ay Ku Suganayeen Saraakiil Sar Sare Oo Shabaab ah.

Weerarkii Ka Dhacay Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabeelha Hoose Ayaa War Bixinado Waxa AY Sheegyaan In Lagu Dilay Labo Sarkaal Oo Ajaanib ah Oo Katirsan Al-Shabaaab Saraakhiishaasi Ayaa Mid Ka Mid AH Waxaa Lagu Sheegay In Uu haa Muwaadin Soomaali ah Balse Wadatay Dhalashada Wadanka Swedan Halka Mid kalana Lagu Sheegay In Uu Yahay Sudan.

Sidoo Kale Weerarkaas Ayaa Sida la Sheegay Waxaa Lagu Dhaaawacay Sarkaal Kale oo U Dhashay Wadanka Sudan Blase Ka Tirsanaan Saraakhiisha Al-Shabaab.

Sarakhiisha uu Hogaamiyo Abuu Subayr Ayaa La Aaminsanyahay In Ay Dambeeyeen Weerar Ka dhacay Xarun ganacsi Oo Ki Taala Magaalada Nairobi Ee Casimada Wadanka Kenya.

Si Kasbata Weerarka Ka dhacay Degmada baraawe Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Oo la Sheegay In Ay Ku Dhinteen Saraakiil Ka Tirsan Al-Shabaab Ayaa Sheikh Cabdi Caziiz Abuu Muscab Oo Ka Mid Ah Hogaamiyaasha Al-Shabaab Oo La Hadaly Wakaalada Wararka Ee Reuters Waxa Uu Beeniyay in Guriga Weerarka Lagu Qaaday Ay Ku Jireen Sarakiil Ka Tirsan Xarakada Al-Shabaab.

Waxaa Qoray: C/Fitaax Axmed Cali (Shiino)

 

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s