Uncategorized

Daawo Sawirada Muuqaalka Magaalada Muqdisho oo aad ka qaadeyso indha daraardar farxad badana kugu beerayo

Daawo Sawirada Muuqaalka Magaalada Muqdisho oo aad ka qaadeyso indha daraardar farxad badana kugu beerayo  

Magaalada Muqdisho Caasimada Dalka Soomaaliya ayaa cagta saartay wadadii hormarka iyo Xasiloonid,a iyadoona hada Magaalada ay noqotay mid indhaha dadka uroon oo farxad galineysa dadka dib ugu soo laabta.

Magaalada Waxaa kasocda dib u dhis aad u balaaran , waxaana laga dhisayaa daaro dhaa dheer oo qurux badan , waxa sidoo kale dhismo lagu wadaa goobihii ku bur buray dagaaladii sukeeye sida laamiyada.

Ganacsato Soomaali ah oo dalkooda maalgashaday ayaa qeyb ka ah Hormarka Magaalada , waxa ayna dhisteen ganacsatada wadaniyiiinta ah Hoteelo qurux badan iyo daaro indhaha uroon, waxa sidoo kale magaalada ki hirgaliyeen ganacsiyo cajiib ah oo dalka ku cusub .

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com





















s

 

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s