Uncategorized

Daawo Sawirada Garoonka Banadir Stadium oo Lagu Daahfuray Super Cup-ka Soomaaliya oo Laba koox Wada Ciyaarayay!! November 7, 2013 – Waxaa Qorey : Admin – Kooxda kubbadda cagta ee Elman FC oo heysata horyaalka Soomaaliya ayaa shalay ku guuleysatay Super Cup-ka Soomaaliya kagadaal markii Rigooreyaal 5-4 ah kaga adkaatay kooxda heysata koobka Jeneraal Daa’uud ee Banaadir Sports Club. Ciyaarta oo shalay galab ka dhacday garoona kubadda cagta ee Banaadir Stadium ayaa waxa ay ku soo idlaatay 1-1 Ciyaarta ayaa waxaaa usoo daawasho tagay dadweyne aad u fara badan ku waas oo kakala yimid degmooyinka gobolka Banaadir waxaana ciyaarta lagu daawanayay lacag Koobka Super Cup-ka ayaa waxaa wada ciyaara kooxaha ku kala guuleysta horyaalka Soomaaliya iyo koobka Jeneraal Daa’uud oo ah FA Cup

Daawo Sawirada Garoonka Banadir Stadium oo Lagu Daahfuray Super Cup-ka Soomaaliya oo Laba koox Wada Ciyaarayay!!

November 20, 2013 

 

 

Kooxda kubbadda cagta ee Elman FC oo heysata horyaalka Soomaaliya ayaa shalay ku guuleysatay Super Cup-ka Soomaaliya kagadaal markii Rigooreyaal 5-4 ah kaga adkaatay kooxda heysata koobka Jeneraal Daa’uud ee Banaadir Sports Club.

Ciyaarta oo shalay galab ka dhacday garoona kubadda cagta ee Banaadir Stadium ayaa waxa ay ku soo idlaatay 1-1

Ciyaarta ayaa waxaaa usoo daawasho tagay dadweyne aad u fara badan ku waas oo kakala yimid degmooyinka gobolka Banaadir waxaana ciyaarta lagu daawanayay lacag

Koobka Super Cup-ka ayaa waxaa wada ciyaara kooxaha ku kala guuleysta horyaalka Soomaaliya iyo koobka Jeneraal Daa’uud oo ah FA Cup-ka.

cowska_10 326 cowska_1 cowska_2 cowska_3 cowska_4 cowska_5 cowska_6 cowska_7 cowska_8 cowska_9

 

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s