Uncategorized

Dhageyso:- Shaati Cadde oo ka hadlay Socdaalkiisa iyo Xaalada Deegaanada Ximan iyo Xeeb

Dhageyso:- Shaati Cadde oo ka hadlay Socdaalkiisa iyo Xaalada Deegaanada Ximan iyo Xeeb

 

Shhti Cadde10—12—2013—–Cadaado Ximan iyo Xeeb————–Madaxweyne ku XIgeenkii hore ee Dowlad goboleedka Ximan iyo Xeeb C/raxmaan C/llaahi Shaati Cadde oo dhawaan soo gaaray deegaanada Ximan iyo Xeeb gaar ahaan Magaalada cadaado ee Caasimada Dowlad goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa Ka hadlay socdaalkiisa iyo xaalada dhabta ee ka jirta deegaanada Ximan iyo Xeeb.

HALKAAN KA DHAGEYSO

C/raxmaan C/laahi Shaati Cadde Madaxweyne ku Xigeenkii hore ee Dowlad goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa maalin kahor soo gaaray Magaalada Cadaado waxaana uu waraysi siiyay idaacada Codka gobolada dhexe ee Magaalada kaasi oo uga hadlayay arrima quseeya Socdaalkiisa iyo Sidoo kale deegaanada Ximan iyo Xeeb.

Si kastaba Shaati Cadde ayaa waxa uu ka mid ahaa masuuliyiintii kasoo shaqeysay Bilowga Siyaasada Ximan iyo Xeeb waxaana uu sidoo kale ka mid ahaa raga ka qeyb qaatay hanaqaadka Siyaasada Ximan iyo Xeeb.

W/Q: C/Fitaax Axmed Cali (Shiino)

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s