Uncategorized

Magacyada xubno badan oo kamid ah Wasiiradii Xuukumadii Saacid kuwaa oo mar kale la filayo in ay kasoo muuqdaan Xukuumada Cusub uu soo dhisayo Ra’izul Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed.

 Magacyada xubno badan oo kamid ah Wasiiradii Xuukumadii Saacid kuwaa oo mar kale la filayo in ay kasoo muuqdaan Xukuumada Cusub uu soo dhisayo Ra’izul Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed.

Wasiirada la filayo in ay kamid noqdaan Xukuumada lasoo dhisayo ayaa u badan Xubno aad ugu dhawaa siyaasad ahaan Madaxweyne Xasan Sheekh qaarkoodna ay kawadatirsan yihiin Xisbiga Madaxweynaha Hogaamiyo iyo Ururka Dam Jadiid.

Halkan ka Aqriso Magacyada Wasiirada soo noqonaya iyo Wasaaradaha ay qabanayaan markan.

1.Fowsiyo Yuusuf X Aaden Raysalwasaare xigeen Ahna Wasiirka Arimaha Dibadda

2.Maxamuud Xasan Suleymaan Wasiirka Maaliyadda iyo lacagta

3.Cabdi Xakiin Xaaji Fiqi Wasiirka Gaashan dhigga

4.Cabdi kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Amniga Qaranka

5.Jamaal Maxamed Barrow Wasiirka Warfaafinta

6.Dr. Maryan Qaasim Axmed Wasiirka Caafimaadka

7.Cabdulaahi Abyan Nuur Wasiirka Cadaallada

8.Faarax Shiikh Cabdi Qaadir Wasiirka Distuurka iyo Arimaha Fedraalka

9.Maxamed Nuur Gacal Wasiirka Boostaha iyo Isgaarsiinta

10- Muxiyadiin Kaalmooy Wasiirka Dib u dhiska iyo Howlaha Guud

Wasiiradan ayaana ahaa kuwii ugu Muhiimsanaa Xukuumadii lagu eedeeyay Fashilka iyo Wax qabad la’aanta Baarlamaanka Soomaaliya ay kalsoonidii kala noqdeen iyadoona hada la isweediinayo waxa ay qaban karaan hadii ay mar kale Wasiiro noqdaan.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s