Uncategorized

Hab sidee ah Ayuu u shaqeeya Mekreyshinka iyo Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Cadaado (Sawiro

Hab sidee ah Ayuu u shaqeeya Mekreyshinka iyo Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Cadaado (Sawiro)

Published on January 6, 2014 by   ·   No Comments

06—01—–2014——-Cadaado Ximan iyo Xeeb——————Mekreyshinka garoonka diyaaradaha ee Magaalada Cadaado ee Caasiamda Dowlad goboleedka Ximan iyo Xeeb oo bartamihii sanadkii tagay xariga laga jaray ayaa haatan ah mid u shaqeeya hab caalami ah.

 
Mekreyshinkan uu lee yahay garoonka diyaaradah ee Magaalada Cadaado ee Caasimada Ximan iyo Xeeb ayaa ah kan ugu calamisan ee ku yaala guud ahaan gobolada dhexe ee wadanka Soomaaliya waxaana uu u shaqeeyaa Mekreyshinkaani sida kuwa ku yaala wadamada Hora umaray.

 
Todobaadkii sadex maalmood oo ka mid ah ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Cadaado ee Caasiamda Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Ximan iyo Xeeb ayaa waxaa kasoo daga sadex diyaaradood oo ah kuwa kala duwan waxaana ay tagaan qeyba badan oo ka mid ah magaalooyinka waa weyn ee Soomaaliya iyo sidoo kale qeyba ka mid ah Wadamada Gobolka.

 
Garoonka Iyo Mekreyshinka sida Internation ka ah u shaqeeya oo ay lee dahay magaalada Cadaado ee Caasimada Dowlad Goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ka mid ah hormarada baahsan ee ka jira gayiga Ximan iyo Xeeb.

 
Cadaado ayaa sidoo kale waxaa kajira Hormaro kale oo farabadan waxaana xusid mudan in Cadaado lagu tiriyo Magaalooyinka ugu muhiimsan hadaaneyba hayn tan ugu muhiimsan Guud ahaan gobolada dhexe ee Wadanka Soomaaliya.

Waxaa Qoray: C/Fitaax Axmed Cali (Shiino)

P1030402

P1030403

P1030404

P1030405

P1030406

P1030407

P1030408

P1030409

 

P1030414

P1030429

 

P1030433

P1030436

P1030438

P1030439

P1030442

P1030443

Sawir Qaade Axmed Sheekh Xasan Jaga jage

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s