Uncategorized

MUNAASABADA XUSKA MOWLIIDKA OO XALAY LAGU QABTEYMALTA )

Munaasabad lagu maamusayey xuska dhalasha
Nabi Maxamed C.S.W.S ayaa habeenkii xaley ahaa
waxaa lagu qabtay hoolka weyn ee Florina ee
Jasiirada Malta.
January 13, 2014 – Written by hanad cabdilaahi – Edited
byhanad cabdilaahi
Number of View :470
xafladani oo ahayd mid lagu xusayey xuska dhalashada Nabi
Maxamed C.S.W.S ayaa waxa ay habenki xaley ahaa si
habsami aha uga dhacday hotelka weyn ee florina ee Jasirada
wadanka Malta.
Xuskani oo ahaa mid ay ka soo qeybgaleen dhamaan umadda
musliminta aha ee ku dhaqan wadanka Malta ayaa waxa aya
ahayd mid si weyn ay dadka iyo culimada u soo buuxdhafshen
goobta ay ka socotay munasabada xuska mowlidka.
ugu horeyntii waxaa xuska mowlidka daha ka rogay sheikh
Xasan axmed xasan Bayaan oo isaga ka mid ahaa culimada
waweyn ee wadanka Sweden isla mar ahantasna u yimid in uu
umadda somaliyeed kala qeyb qato munasabadani qimaha
weyn ku fadhisa isagoona ku furey ayado quran ah iyo weliba
digriga Nabi Maxamed C.S.W.S.
sido kale waxa nadasha xuska ka hadlay sheikh Macalin shire
oo isana ka mid ah culimamada rer Malta isagona dadka ku
bogadiyey in ay ka qeyb qatan xuska Nabi Maxamed una
istagan in ay mar kasta sunada Nabigena Maxamed aya qatan
kagana daydan waxkasta Nabiga
Ugu danbeyn xafladan oo lagu soo bandhigay wacdiyo iyo
digri kala duwan ayaa sacadu markey ahayd 8 habennimo ee
xaley waxa aya ku dhamaday jawi ad u degan iyadona dadka
ay ka muqutay farxad waxana gabo gabadi xuska ka hadlay
Macalin C/qadir Cabdi farah oo isana ka mid aha hawl
Wadena iyo culimada sida weyn ugu istagtay qabsamado
munasabada xuska isagoona halkasi ka soo jediyey wacdiyo ka
turjumaya Nabi Maxamed C.S.W.S isagona ayado quran ah ku
soo xirey
Hanad Abdullahi Hassan

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s