Uncategorized

Sawiro:- Magaalada Cadaado oo Si Weyn looga Xusay Dhalashada Nabegeena Muxamed Ah (CSW)

Magaalada
Cadaado oo Si
Weyn looga
Xusay
Dhalashada
Nabegeena
Muxamed Ah
(CSW)
Published on January 14,
2014 by Cabdi Fitaax Shiino
Axmed Cali · No
Comments
04—01–2014—Cadaado
Ximan iyo Xeeb
———————-
Munaasabadaan oo ahayd
Mid si heer sare ah loo soo
agaasimayay islamarkaana
lagu xusayay dhalashada
nabigeena Muaxamad
Salawaatulaahi
Wasalaamuhun Calayhi oo
ku beyneyd habeenimadii
xalayto ayaa isla xalay waxa
ay ka dhacay Masjid
jaamaca Ku Yaala bartamaha
magaalada Cadaado ee
Xarunta maamulka Ximan
iyo Xeeb.
HALKAANKA DHAGEYSO
SHEEKH DAAHIR RAAD
YARE
Munaasbadaan ayaa inta
badan waxaa looga
sheekenayay dhalashada
Rasruulkeena Salawaatulaahi
Wasalaamuhun Calayhi
waxaana lagu qaadayay
saliga nabiga Calahi salaatu
Wasaalam.
HALKAAN KA DHAGEYSO
SHEEKH MAXAMED
SHEEKEEYE
Culimada ayaa intooda
badan waxa ay
beegsanayeen kasheekeynta
dhalashada nabiyulaahi
Muaxamed Calayhi Salaatu
Wasaalam.
mahan Markii ugu horeysay
ee Masjidjyada magaalada
Cadaado Sidaan oo kale
looga Xuso dhalashada
nabigeena Muaxamed Ah
Salawaatulaahi
Wasalaamuhun Calayhi.
Waxaa Qoray: C/Fitaax
Axmed Cali (Shiino)

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s