Uncategorized

DHAGEYSO:- WASIIRKAARRIMAHA GUDAHAXIMAN IYO XEEB OO KAHADLAY MAAMULUSAMEYNTA GOBOLADADHEXE EE SOOMAALIYA

-Wasiirka
Arrimaha gudaha dowlad
goboleedka Ximan iyo Xeeb
Xasan C/laahi Maxamed oo
waraysi siiyay Warbaahinta
Codka gobolada dhexe ee
Magaalada Cadaado ayaa
waxa uu ka hadlay arrima la
xiriira maamul Usameynta
gobolada dhexe ee
Soomaaliya oo qaban
qaabadeeda ay haatan
kasocoto qeyba ka mid ah
Soomaaliya gaar ahaan
gobolada dhexe.
Xasan C/Laahi Maxamed
Wasiirka Arrimaha gudaha
Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay
in ka maamul ahaan ay aad
ugu diyaarsanyihiin Maamul
usameynta gobolada dhexe
ee Soomaaliya.
HALKAAN KA DHAGEYSO
Waxa uu sheegay in hadii
loo istaago Nabadeynta
gobolada dhexe ee
Bartamaha Soomaaliya ay
fududaan doonto Maamul
Usameynta gobolada dhexe
ee Soomaaliya.
Dadaalo xoogan oo ku
aadan Maamul Usameynta
gobolada dhexe ee
Bartamaha Soomaaliya ayaa
haatan waxa ay si Xawli ah
uga socdaan deegaanada
Dowlad goboleedka Ximan
iyo Xeeb iyo qeyb ka mid ah
gobolada dhexe ee
Soomaaliya.
Waxaa Qoray: C/Fitaax
Axmed Cali (Shiino)

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s