Uncategorized

Maxa laga faa’iidey FaragelintaDowlad… Safka hore sida Kenya iyoItoobiya (Warbixin Xasaasi ah)Sida aan ka warqabno waxaa waayadan danbesoo badanayey eedeynta loo jeedinayeyDowladda Kenya gaar ahaan Siyaasadeeda kuwajahan Gobolada Jubooyinka halkaasi oo aydabada ka riixeyso kooxo Soomaali ah oo ay kasoo uruurisay Xeryahay Qaxootiga iyoMagaalooyinka Waqooyi Bari ee Kenya sihalkaasi looga sameeyo Maamul Goboleed ayIyadu maamusho si ay ugu fushato danaheedaIyadoo ka faa’iideysaneyso Howlgalka Amisomee ay qeybta ka yihiin Ciidamdeeda JoogaKoonfurta Soomaaliya.Waxaa iyadana qaska dhinaceeda ka waddoDowladda Itoobiya oo isqarineyso iyadoo Kenyaay heshiis ku yihiin in meesha laga sameeyoMaamul Goboleed hoos yimaada labadanDowladood kaasoo ay horboodayaanSiya… fulisa danahood burburintaSoomaa … iyo kala qeynteeda.Burburkii ku dhacay Dowladdii Soomaaliyeedwaxaa ka danbeeyey waa kuwa qaska ka wadahadda Wadanka waa hadaanan isdiidsiineynininka … oo uu qiray arinkaasi Madaxweynihiihore ee Kenya,waxa ayna ujeedadu ahayn in aanla arag dowlad Soomaaliyeed oo xoogan taas ooqatar gelin karta Iyaga.Markii la soo dhisay Dowladdi C/ qaasin SalaadXasan 2000 waxa ay isku dayday in la soo celiyodowladnimadii iyo kala danbeyntii iyadoo aan lalooyeeran Ciidamo Shisheeye si aan loogu dhicinmishkilad ka qatar badan middii laxalinaayey,waxa ayna Dowladdaasi kuguuleystay ugu yaraan in magacii Soomaaliya iyoCalankii lagu soo celiyo fagaarayaasha Caalamkainkastoo ay la kulmeysey faragelin ba’an oo kagaimaaneysey Qaswadayaasha Dariska marka lagareebo Jabuuti.Markii la soo doortay C/laaahi Yuusuf islamarkiiba waxa uu dalbaday in la siiyo CiidamoShisheeyo si uu ugu qabto Wadanka,wuxuuna … waqtigaasi jiray hordhigay in laansaxiyo in Ciidamo Shisheeyo la keenowadanka laakiin isla markiiba waxaa fahmayqorshaha C/ laahi Siyaasiyiin badan ooSoomaaliyeed oo Baarlamaanka ku jiray waxaayna Isbaaro u dhigteen qorshihii C/laahi iyoKooxdiisi, wuxuuna gabaa gabadii Baarlamaankau codeeyey dagaal dheer ka dib in aan wadankala keenin Ciidamo ka socda Dowladaha Safkahore sida Jabuuti,Kenya iyo Itoobiya.Ujeedada ka danbeysey in Baarlamaanku diido inWadanka la keeno Ciidamo ka socda Itoobiya iyoKenya waxa ay ahayd talaabo wanaagsan ooxikmad ku salaysan,waxa ayna Soomaalidu uarkaayeen in faragelin millitary oo ka timaadaDowladaha Safka hore ay abuureysoxasaasiy … kalena ay khatar ku tahayjiritaanka dowlad Soomaaliyeed maadaama ayhorey u burburiyeen Dowladdii Soomaaliyeediyo in ay adkaandoonta in laga saaro Ciidamoodagudaha Wadanka laakiin dhag jalaq looma siinwaxa la soo geliyey Ciidamadii Itoobiya iyagoosoo taabtay Caasimaddii Dalka iyo XeryihiiCiidamada Soomaaliya{taariikh madow iga dheh}.faa’iidadiina waxa ay noqotay in la laayokumanaan kun oo Soomaali ah lana burburiyoCaasima … ay Shalay galeen C/ laahi Yuusuf iyokooxdiisa ee ay Wadanka ku soo geliyeenCiidamada Itoobiya isla kii waxaa galay DowladdiiShariifka oo ogolaatay in Ciidamada Kenya soogalaan Wadanka amar la’aan inkasta oo markiidanbe la siiyey magaca Amisom oo ay hadda ugahowlagalaan Koonfurta Soomaaliya,waxa aynaCiidamada Kenya ka geysteen gabood falobadan oo isugu jira jirdil,dil bareer ah iyo walibabahdil ay ku hayaan Madaxda ka socotoDowladda Federaalka waxaana intaasi u dheer inay faragelin siyaasadeeda ku hayaan gudahaWadanka halka ay ahayd in ay u dhaqmaan sidaay u dhaqmaan Ciidamada kale ee Amisom.Hadii shalay laga digay in Wadanka la keenoCiidamo ka socda Dowladaha Safka hore gaarahaan Kenya iyo Itoobiya iyadoo lagahortagaayey waxa maanta laga cabanayo laakiinma dhicin Bal waxaa Wadankii la soo geliyeydadkii shalay laga digaayey waxa ayna ahayd inSoomaalida iska aamusto oo ceebteeda qarsatomaadaama aysan lahayn caqli shaqeeyo oo wixiisoo socda ka fikiro.Waan naqaana Itoobiya iyo Kenya waxa ay yihiiniyo waxa ay ka rabaan Wadankan umanamalaynayo qof Soomaali ah in uu kheyr kafilanayo ee maxaa xal ah? Waxaan u soo jeedinayaa DowladdaFederaalka iyo Shacabka Soomaaliyeeddhowr qodob.1-in Baarlamaanku soo saaro sharci cusub oo kamamnuucayo Dowladaha Safka hore in ay kahowlgalaan gudaha Wadanka kuwa hadda kujirana ka baxaan.2-In Baarlamaanku soo saaro sharci kamamnuucayo Urur Goboleedka Igad in ay kahadlaan Arimaha gudaha Soomaaliya.by farayare

Maxa laga faa’iidey
FaragelintaDowlad…
Safka hore sida
Kenya iyoItoobiya
(Warbixin Xasaasi
ah)Sida aan ka
warqabno waxaa
waayadan danbesoo
badanayey eedeynta
loo
jeedinayeyDowladda
Kenya gaar ahaan
Siyaasadeeda
kuwajahan Gobolada
Jubooyinka halkaasi
oo aydabada ka
riixeyso kooxo
Soomaali ah oo ay
kasoo uruurisay
Xeryahay Qaxootiga
iyoMagaalooyinka
Waqooyi Bari ee
Kenya sihalkaasi
looga sameeyo
Maamul Goboleed
ayIyadu maamusho
si ay ugu fushato
danaheedaIyadoo ka
faa’iideysaneyso
Howlgalka Amisomee
ay qeybta ka yihiin
Ciidamdeeda
JoogaKoonfurta
Soomaaliya.Waxaa
iyadana qaska
dhinaceeda ka
waddoDowladda
Itoobiya oo
isqarineyso iyadoo
Kenyaay heshiis ku
yihiin in meesha
laga
sameeyoMaamul
Goboleed hoos
yimaada
labadanDowladood
kaasoo ay
horboodayaanSiya…
fulisa danahood
burburintaSoomaa …
iyo kala
qeynteeda.Burburkii
ku dhacay Dowladdii
Soomaaliyeedwaxaa
ka danbeeyey waa
kuwa qaska ka
wadahadda Wadanka
waa hadaanan
isdiidsiineynininka …
oo uu qiray arinkaasi
Madaxweynihiihore
ee Kenya,waxa ayna
ujeedadu ahayn in
aanla arag dowlad
Soomaaliyeed oo
xoogan taas ooqatar
gelin karta
Iyaga.Markii la soo
dhisay Dowladdi C/
qaasin SalaadXasan
2000 waxa ay isku
dayday in la soo
celiyodowladnimadii
iyo kala danbeyntii
iyadoo aan
lalooyeeran Ciidamo
Shisheeye si aan
loogu
dhicinmishkilad ka
qatar badan middii
laxalinaayey,waxa
ayna Dowladdaasi
kuguuleystay ugu
yaraan in magacii
Soomaaliya
iyoCalankii lagu soo
celiyo fagaarayaasha
Caalamkainkastoo ay
la kulmeysey
faragelin ba’an oo
kagaimaaneysey
Qaswadayaasha
Dariska marka
lagareebo
Jabuuti.Markii la soo
doortay C/laaahi
Yuusuf islamarkiiba
waxa uu dalbaday in
la siiyo
CiidamoShisheeyo si
uu ugu qabto
Wadanka,wuxuuna …
waqtigaasi jiray
hordhigay in
laansaxiyo in
Ciidamo Shisheeyo
la keenowadanka
laakiin isla markiiba
waxaa
fahmayqorshaha C/
laahi Siyaasiyiin
badan
ooSoomaaliyeed oo
Baarlamaanka ku
jiray waxaayna
Isbaaro u dhigteen
qorshihii C/laahi
iyoKooxdiisi,
wuxuuna gabaa
gabadii
Baarlamaankau
codeeyey dagaal
dheer ka dib in aan
wadankala keenin
Ciidamo ka socda
Dowladaha
Safkahore sida
Jabuuti,Kenya iyo
Itoobiya.Ujeedada
ka danbeysey in
Baarlamaanku diido
inWadanka la keeno
Ciidamo ka socda
Itoobiya iyoKenya
waxa ay ahayd
talaabo wanaagsan
ooxikmad ku
salaysan,waxa ayna
Soomaalidu
uarkaayeen in
faragelin millitary oo
ka
timaadaDowladaha
Safka hore ay
abuureysoxasaasiy …
kalena ay khatar ku
tahayjiritaanka
dowlad
Soomaaliyeed
maadaama ayhorey
u burburiyeen
Dowladdii
Soomaaliyeediyo in
ay adkaandoonta in
laga saaro
Ciidamoodagudaha
Wadanka laakiin
dhag jalaq looma
siinwaxa la soo
geliyey Ciidamadii
Itoobiya iyagoosoo
taabtay Caasimaddii
Dalka iyo
XeryihiiCiidamada
Soomaaliya{taariikh
madow iga
dheh}.faa’iidadiina
waxa ay noqotay in
la laayokumanaan
kun oo Soomaali ah
lana
burburiyoCaasima …
ay Shalay galeen C/
laahi Yuusuf
iyokooxdiisa ee ay
Wadanka ku soo
geliyeenCiidamada
Itoobiya isla kii
waxaa galay
DowladdiiShariifka
oo ogolaatay in
Ciidamada Kenya
soogalaan Wadanka
amar la’aan inkasta
oo markiidanbe la
siiyey magaca
Amisom oo ay hadda
ugahowlagalaan
Koonfurta
Soomaaliya,waxa
aynaCiidamada
Kenya ka geysteen
gabood falobadan
oo isugu jira
jirdil,dil bareer ah
iyo walibabahdil ay
ku hayaan Madaxda
ka socotoDowladda
Federaalka waxaana
intaasi u dheer inay
faragelin
siyaasadeeda ku
hayaan
gudahaWadanka
halka ay ahayd in ay
u dhaqmaan sidaay
u dhaqmaan
Ciidamada kale ee
Amisom.Hadii shalay
laga digay in
Wadanka la
keenoCiidamo ka
socda Dowladaha
Safka hore
gaarahaan Kenya iyo
Itoobiya iyadoo
lagahortagaayey
waxa maanta laga
cabanayo laakiinma
dhicin Bal waxaa
Wadankii la soo
geliyeydadkii shalay
laga digaayey waxa
ayna ahayd
inSoomaalida iska
aamusto oo
ceebteeda
qarsatomaadaama
aysan lahayn caqli
shaqeeyo oo
wixiisoo socda ka
fikiro.Waan naqaana
Itoobiya iyo Kenya
waxa ay yihiiniyo
waxa ay ka rabaan
Wadankan
umanamalaynayo
qof Soomaali ah in
uu kheyr kafilanayo
ee maxaa xal ah?
Waxaan u soo
jeedinayaa
DowladdaFederaalka
iyo Shacabka
Soomaaliyeeddhowr
qodob.1-in
Baarlamaanku soo
saaro sharci cusub
oo kamamnuucayo
Dowladaha Safka
hore in ay
kahowlgalaan
gudaha Wadanka
kuwa hadda kujirana
ka baxaan.2-In
Baarlamaanku soo
saaro sharci
kamamnuucayo Urur
Goboleedka Igad in
ay kahadlaan
Arimaha gudaha
Soomaaliya.by farayare

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s