Uncategorized

Maxa laga faa’iideyFaragelintaDowladahaaSafka hore sidaKenya iyoItoobiya(Warbixin Xasaasiah

Maxa laga faa’iidey
FaragelintaDowladahaa
Safka hore sida
Kenya iyoItoobiya
(Warbixin Xasaasi
ah)Sida aan ka
warqabno waxaa
waayadan danbesoo
badanayey eedeynta
loo
jeedinayeyDowladda
Kenya gaar ahaan
Siyaasadeeda
kuwajahan Gobolada
Jubooyinka halkaasi
oo aydabada ka
riixeyso kooxo
Soomaali ah oo ay
kasoo uruurisay
Xeryahay Qaxootiga
iyoMagaalooyinka
Waqooyi Bari ee
Kenya sihalkaasi
looga sameeyo
Maamul Goboleed
ayIyadu maamusho
si ay ugu fushato
danaheedaIyadoo ka
faa’iideysaneyso
Howlgalka Amisomee
ay qeybta ka yihiin
Ciidamdeeda
JoogaKoonfurta
Soomaaliya.Waxaa
iyadana qaska
dhinaceeda ka
waddoDowladda
Itoobiya oo
isqarineyso iyadoo
Kenyaay heshiis ku
yihiin in meesha
laga
sameeyoMaamul
Goboleed hoos
yimaada
labadanDowladood
kaasoo ay
horboodayaanSiya…
fulisa danahood
burburintaSoomaa …
iyo kala
qeynteeda.Burburkii
ku dhacay Dowladdii
Soomaaliyeedwaxaa
ka danbeeyey waa
kuwa qaska ka
wadahadda Wadanka
waa hadaanan
isdiidsiineynininka …
oo uu qiray arinkaasi
Madaxweynihiihore
ee Kenya,waxa ayna
ujeedadu ahayn in
aanla arag dowlad
Soomaaliyeed oo
xoogan taas ooqatar
gelin karta
Iyaga.Markii la soo
dhisay Dowladdi C/
qaasin SalaadXasan
2000 waxa ay isku
dayday in la soo
celiyodowladnimadii
iyo kala danbeyntii
iyadoo aan
lalooyeeran Ciidamo
Shisheeye si aan
loogu
dhicinmishkilad ka
qatar badan middii
laxalinaayey,waxa
ayna Dowladdaasi
kuguuleystay ugu
yaraan in magacii
Soomaaliya
iyoCalankii lagu soo
celiyo fagaarayaasha
Caalamkainkastoo ay
la kulmeysey
faragelin ba’an oo
kagaimaaneysey
Qaswadayaasha
Dariska marka
lagareebo
Jabuuti.Markii la soo
doortay C/laaahi
Yuusuf islamarkiiba
waxa uu dalbaday in
la siiyo
CiidamoShisheeyo si
uu ugu qabto
Wadanka,wuxuuna …
waqtigaasi jiray
hordhigay in
laansaxiyo in
Ciidamo Shisheeyo
la keenowadanka
laakiin isla markiiba
waxaa
fahmayqorshaha C/
laahi Siyaasiyiin
badan
ooSoomaaliyeed oo
Baarlamaanka ku
jiray waxaayna
Isbaaro u dhigteen
qorshihii C/laahi
iyoKooxdiisi,
wuxuuna gabaa
gabadii
Baarlamaankau
codeeyey dagaal
dheer ka dib in aan
wadankala keenin
Ciidamo ka socda
Dowladaha
Safkahore sida
Jabuuti,Kenya iyo
Itoobiya.Ujeedada
ka danbeysey in
Baarlamaanku diido
inWadanka la keeno
Ciidamo ka socda
Itoobiya iyoKenya
waxa ay ahayd
talaabo wanaagsan
ooxikmad ku
salaysan,waxa ayna
Soomaalidu
uarkaayeen in
faragelin millitary oo
ka
timaadaDowladaha
Safka hore ay
abuureysoxasaasiy …
kalena ay khatar ku
tahayjiritaanka
dowlad
Soomaaliyeed
maadaama ayhorey
u burburiyeen
Dowladdii
Soomaaliyeediyo in
ay adkaandoonta in
laga saaro
Ciidamoodagudaha
Wadanka laakiin
dhag jalaq looma
siinwaxa la soo
geliyey Ciidamadii
Itoobiya iyagoosoo
taabtay Caasimaddii
Dalka iyo
XeryihiiCiidamada
Soomaaliya{taariikh
madow iga
dheh}.faa’iidadiina
waxa ay noqotay in
la laayokumanaan
kun oo Soomaali ah
lana
burburiyoCaasima …
ay Shalay galeen C/
laahi Yuusuf
iyokooxdiisa ee ay
Wadanka ku soo
geliyeenCiidamada
Itoobiya isla kii
waxaa galay
DowladdiiShariifka
oo ogolaatay in
Ciidamada Kenya
soogalaan Wadanka
amar la’aan inkasta
oo markiidanbe la
siiyey magaca
Amisom oo ay hadda
ugahowlagalaan
Koonfurta
Soomaaliya,waxa
aynaCiidamada
Kenya ka geysteen
gabood falobadan
oo isugu jira
jirdil,dil bareer ah
iyo walibabahdil ay
ku hayaan Madaxda
ka socotoDowladda
Federaalka waxaana
intaasi u dheer inay
faragelin
siyaasadeeda ku
hayaan
gudahaWadanka
halka ay ahayd in ay
u dhaqmaan sidaay
u dhaqmaan
Ciidamada kale ee
Amisom.Hadii shalay
laga digay in
Wadanka la
keenoCiidamo ka
socda Dowladaha
Safka hore
gaarahaan Kenya iyo
Itoobiya iyadoo
lagahortagaayey
waxa maanta laga
cabanayo laakiinma
dhicin Bal waxaa
Wadankii la soo
geliyeydadkii shalay
laga digaayey waxa
ayna ahayd
inSoomaalida iska
aamusto oo
ceebteeda
qarsatomaadaama
aysan lahayn caqli
shaqeeyo oo
wixiisoo socda ka
fikiro.Waan naqaana
Itoobiya iyo Kenya
waxa ay yihiiniyo
waxa ay ka rabaan
Wadankan
umanamalaynayo
qof Soomaali ah in
uu kheyr kafilanayo
ee maxaa xal ah?
Waxaan u soo
jeedinayaa
DowladdaFederaalka
iyo Shacabka
Soomaaliyeeddhowr
qodob.1-in
Baarlamaanku soo
saaro sharci cusub
oo kamamnuucayo
Dowladaha Safka
hore in ay
kahowlgalaan
gudaha Wadanka
kuwa hadda kujirana
ka baxaan.2-In
Baarlamaanku soo
saaro sharci
kamamnuucayo Urur
Goboleedka Igad in
ay kahadlaan
Arimaha gudaha
Soomaaliya. by farayare

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s