Uncategorized

Daawo Sawiro:- Dhalinta Sports-ka Ee Magaalada Cadaado oo Diyaargarow ku Jira

Daawo Sawiro:- Dhalinta Sports-ka Ee Magaalada Cadaado oo Diyaargarow ku Jira

Published on March 1, 2014 by    ·   No Comments

01—-03—2014———–Cadaado Ximan iyo Xeeb—————Iyadoo uu gabangabo ku dhowyahay garoonka weyn ee kubada cagta lagu ciyaaro islamarkaana ku yaala Galbeedka magaalada Cadaado ee Caasimada Dowlad goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa waxa jira diyaar garow xoogan oo kamuuqda kooxaha kala duwan ee kubada cagta ee Magaalada Cadaado.

Ciyaartoyda Kubada Cagta ciyaara ee magaalada Cadaado ayaa intooda badan ah ciyaariyahano Muqstaqbal ku leh kubada cagta waxaana haatan kamuqda dadaalo xoogan oo ay ugu diyaar garoobayaan koobabka kala duwan ee lagu daah furi doono garoonka haata dhismihiisu soo idalaanayo  ee galbeedka Magaalada Cadaado.

Ciyaartoydaan ayaa ah kuwo u tababaranaya hab caalami ah sida wadamada hormaray ee kubada laga ciyaaro waxaana sidoo kale ciyaartoydaan ka mid ah kuwo kasoo ciyaaray heerarka kala duwan ee Hoyaalnimada dalka Soomaaliya.

Waxaa xusid mudan in ay jiraan ciyaartoy kasoo baxay magaalada Cadaado hataana ah kuwa ugu fir-fircoon Horyaalka Soomaaliya.

 

DSC07565

DSC07568

DSC07570

DSC07571

DSC07572

DSC07573

DSC07574

DSC07575

DSC07576

DSC07577

DSC07578

DSC07579

DSC07580

DSC07581

DSC07582

DSC07583

DSC07584

DSC07585

DSC07586

DSC07587

DSC07588

DSC07589

DSC07590

DSC07592

DSC07593

DSC07594

DSC07596

DSC07597

DSC07599

DSC07601

DSC07603

DSC07604

DSC07613

DSC07615

Readers Comments (0)

 

Name (required)

Email Address (required)

Website (optional)

 

MAALMAHA CIIDA

1

Daawo”Sawiro”:- Sawikii Ugu Dambeeyay Ee Degmada baxdo iyo Safarkii Madaxaweyne Ku Xigeenka M-Ximan iyo Xeeb Ku tagay Degmada baxdo ee Gobolka Ximan

28–09–2013—Baxdo Ximan———-Safarkaan Uu Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Ku Tagay Degmada Baxdo Ee Gobolka Ximan Ayaa …

 

Daar (2)

Dhismaha Daaraha Dhaadheer Oo Kusoo Baadanaya Magaalada Cadaado

26-09-2013–Cadaado Ximan iyo Xeeb———Magaalada Cadaado ee Caasimada Dowlada Goboleedka Ximan iyo Xeeb Oo ka Mid ah Meelaha Ugu …

 

Godinlabe

Godinlabe oo laga dareemayo Mashquul farabadan oo ku aadan Munaasabada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio) Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalintii labaad ee Munaasabada barakeysan ee Ciidul Adxaa waxa …

 
 
Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s