Uncategorized

Dhageyso+Daawo Sawiro:- Tababar Mudo Hal Maalin Ah Soconayay oo Loo qabtay Macalimiinta Iftiin

Dhageyso+Daawo Sawiro:- Tababar Mudo Hal Maalin Ah Soconayay oo Loo qabtay Macalimiinta Iftiin

Published on March 30, 2014 by    ·   No Comments

Tababarkaan oo ahaa mid soconayay mudo hal maalin ah ayaa loo qabtay macalimiinta sikuuladka ay maamusho Mu’asasada Iftiin ee  gobolada dhexe ee Soomaaliya.

Tababarka oo ay ka faaiideysteen macalimiin farabadan oo oo wax ka dhiga iskuulaadka ay maamusho mu’asasada  waxbarashada ee iftiin oo ah tan ugu balaaran gobolada dhexe ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa soo qaban qaabisay isla mu’asasada Iftiin waxxaana bixinta casharada ka saaciday  Macalin Cabdi Tahaliil Siyaad oo in badan kusoo dhex jiray howlaha Waxbarasho.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Siminaarka oo Mudo saacado ah socday ayaa markii uusoo idlaaday qaar kamid ah Macalimiinta tababarka waxa ay sheegeen in tababarkaani ay ka faaiideen arrimo badan oo quseeya ardayga iyo Macalinka iyagoona u mahadceliyay Macalinka casharada bixinayay iyo Masuuliyiinka soo qaban qaabisay.

Sidoo kale Kadib tababarka ayaa waxaa hadlay  Macalin Cabdi Tahaliil Siyaad oo ah macalinka tababarka bixinayay isagoona ka hadlay arrima laxiira Tababarka   waxaana ugu dambeyn ka hadlay Madasha tababarka Maxamed C/laahi Maxamed Dhaga Cadde oo ah Agaasimaha Mu’asasada waxbarashada Iftiin ee Gobolada dhexe ee Soomaaliya.

Si kastab Tababarkaan ayaa ah kii ugu horeyay ee Caynkiisa ah oo loo qabto Macalimiinta dugsiyada waxbarasho ee ay maamusho Mu’asada Iftiin iyadoona haatan ay balan qaadeen in ay sii wadi doonaan tababarada nuucaan oo kale ah.

1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

Readers Comments (0)

 

Name (required)

Email Address (required)

Website (optional)

 

IMAGE OF THE DAY

7

 

LATEST HEADLINES

MAALMAHA CIIDA

1

Daawo”Sawiro”:- Sawikii Ugu Dambeeyay Ee Degmada baxdo iyo Safarkii Madaxaweyne Ku Xigeenka M-Ximan iyo Xeeb Ku tagay Degmada baxdo ee Gobolka Ximan

28–09–2013—Baxdo Ximan———-Safarkaan Uu Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Ku Tagay Degmada Baxdo Ee Gobolka Ximan Ayaa …

 

Daar (2)

Dhismaha Daaraha Dhaadheer Oo Kusoo Baadanaya Magaalada Cadaado

26-09-2013–Cadaado Ximan iyo Xeeb———Magaalada Cadaado ee Caasimada Dowlada Goboleedka Ximan iyo Xeeb Oo ka Mid ah Meelaha Ugu …

 

Godinlabe

Godinlabe oo laga dareemayo Mashquul farabadan oo ku aadan Munaasabada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio) Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalintii labaad ee Munaasabada barakeysan ee Ciidul Adxaa waxa …

 
 
Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s