Uncategorized

DEGDEG: Qaraxyo caawaka dhacay bartamahamagaalada Nairobi

DEGDEG: Qaraxyo caawa
ka dhacay bartamaha
magaalada Nairobi qarax oo noocoodu ahaa
bambooyinka gacanta laga
tuuro ayaa caawa lala
beegsaday basas marayay
mid ka mid ah waddooyinka
waaweyn ee magaalada
Nairobi, iyadoo caawa
xaaladda magaalada Nairobi
ay tahay mid kacsan.
Qaraxyada lala eegtay basas
ay saarnaayeen dad rayid ah
ayaa waxay geysteen
qasaarooyin kala duwan,
inkasta oo aan si rasmi ah
loo ogeyn inta uu la’eg
yahay qasaaraha.
Ciidamada Booliska Kenya
oo tegay goobta ay
qaraxyada ka dhaceen ayaa
caawa xiray dhammaanba
isu socodka wadada ay ka
dhaceen qaraxyada, iyagoo
bilaabay baaritaano la
xariira qaraxyadaasi.
Dhinaca kale qaraxyada oo is
xig xigay ay heshay
shabakadad Jowhar waxay
sheegayaan inay jiraan
qasaarooyin dhimasho iyo
dhaawac isugu jira, waxaana
idiin soo gudbineynaa hadba
wixii warar ah ee ku soo
kordha (by farayare

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s