Uncategorized

Daawo Sawiro:- Kulan ay isgu yimaadeen Bulshada Iyo Maamulka Oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Ximan iyo Xeeb

Dhageyso+Daawo Sawiro:- Kulan ay isgu yimaadeen Bulshada Iyo Maamulka Oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Ximan iyo Xeeb

Published on February 3, 2014 by    ·   No Comments

03—02—-2014——–Cadaado Ximan iyo Xeeb———————Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Cadaado ee Caasimada Dowlad goboleedka Ximan iyo Xeeb iyo Masuuliyiin katirsan Dowlad goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa waxa uu kadhacay Xarunta madaxtooyada ee Dowlad goboleedka.

Kulankaan ayaa waxa looga hadlay arrima laxiriira isla turxaanbixinta kala aragti duwanaashaha dhawaan soo kala dhexgalay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan deegaanada Dowlad goboleedka Ximan iyo Xeeb iyo Hogaanka Maamulka waxaana kulankaan kasoo qeybgalay Culimaa’udiin waxgarad,Odayaal dhalinyaro hoyaayin iyo Masuuliyiin katirsan Dowlada goboleedka Ximan iyo Xeeb oo uu ugu horeeyo Madaxweyne C/laahi Cali Maxamed.

HALKAAN KA DHAGAYSO

kadib Ayaado Qur’aan ah iyo wacdi kooban ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay kulanka Wasiirka Arrimaha Bulshada Dowlad goboleedka Ximan iyo Xeeb Cumar Maxmaed Diiriye (Cumar Guureeye) Waxaana uu ka sheekeeyay Mahiimada la iskugu yeeray dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan maagalada Cadaado Islamakaana kulankaan loogu qabtay.

Sidoo kale Kulankaan ayaa waxaa ka hadlay Culimaa’udiin iyo xubna ku hadlay Afka Ururada Bulshada Rayidka ah waxaana ugu dambeyn soo xiray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Ximan iyo Xeeb C/laahi Cali Maxamed oo Hadalo qiira galiyay dhamaan Kasoo qeybgalyaasha Halkaasi kasoo jeediyay.

JHHH

 

1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

12

13

14

17

18

19

20

21

SSFSF22

23

24

 

 

Readers Comments (0)

 

Name (required)

Email Address (required)

Website (optional)

 

MAALMAHA CIIDA

1

Daawo”Sawiro”:- Sawikii Ugu Dambeeyay Ee Degmada baxdo iyo Safarkii Madaxaweyne Ku Xigeenka M-Ximan iyo Xeeb Ku tagay Degmada baxdo ee Gobolka Ximan

28–09–2013—Baxdo Ximan———-Safarkaan Uu Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Ku Tagay Degmada Baxdo Ee Gobolka Ximan Ayaa …

 

Daar (2)

Dhismaha Daaraha Dhaadheer Oo Kusoo Baadanaya Magaalada Cadaado

26-09-2013–Cadaado Ximan iyo Xeeb———Magaalada Cadaado ee Caasimada Dowlada Goboleedka Ximan iyo Xeeb Oo ka Mid ah Meelaha Ugu …

 

Godinlabe

Godinlabe oo laga dareemayo Mashquul farabadan oo ku aadan Munaasabada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio) Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalintii labaad ee Munaasabada barakeysan ee Ciidul Adxaa waxa …

 
 
Standard

Leave a comment