Uncategorized

Daawo Sawiro:-Xaflad Cajiib Ah Oo ka Dhacaday Magaalada Cadaado

Daawo Sawiro:-Xaflad Cajiib Ah Oo ka Dhacaday Magaalada Cadaado

Published on October 18, 2013 by    ·

P101053318–10—2013——–Cadaado Ximan iyo Xeeb—————–Xafladaan Oo Ka Mid Ahayd Xaladaha Munaasbada Ciida oo ka dhacday Magaalada Cadaado Ee Caasimada Dowlada Goboleedka Ximan iyo Xeeb Ayaa Ahayd Mid Si Heer Sare ah Loo Aoo Agaasimay Isla markaana Ay ka Soo Qeyb Galeen Inta Badan Dhalinta Ku dhaqan Magaalada Cadaado Ee Caasimada Maamulka Ximan iyo Xeeb Iyo Sidoo Kale Qaar ka mid ha Wasiirada Dowlada Goboleedka Ximan iyo Xeeb.

Xafladaani Ayaa Ka Dhacaday Mid Ka Mid ah Hoteelada Ugu Casrisan Magaalada Cadaado Waxaana Qabqaabada Xafladaani Iska Lahaa Maamulka Hotelka ay ka dhacday.

Sidoo Kale Xafladda Ayaa Ahyd mid Lagu Sameeyay Riwaayado Aad U Macaan islamrkaana Ka Yaabiyay Dhamaan Dadweynihii ka Soo Qeybgalay.

Maalmihii Ciida Ayaa Magaalada Cadaado Ee Caasimada maamulka Ximan iyo Xeeb Waxa Ka Dhacay Xaflado dhor ah Kuwaa Oo Qaar kood Ay ka Soo Qeybgaleen Masuuliyiinta Maamulka Ximan iyo Xeeb.

Si Kastaba Magaalada Cadaado ee Caasimada Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa Mudooyinkii dambe Waxa Ay Ahayd Mid Hormarkeedu uu Sii Laba Jimaarmayo.

Waxaa Qoray: C/Fitaax Axmed Cali (Shiino)

P1010528

P1010529

P1010530

P1010531

P1010532

P1010533

P1010534

P1010535

P1010539

P1010542

P1010543

P1010544

P1010549

P1010550

P1010552

 

Standard

Leave a comment