Uncategorized

Dhageyso+Sawiro:- Bulshada ku dhaqan Cadaado oo Ra’wasaaraha Soomaaliya Ka Dalbaday in uu Soo Dhiso Xukuumad Tayo Leh

Dhageyso+Sawiro:- Bulshada ku dhaqan Cadaado oo Ra’wasaaraha Soomaaliya Ka Dalbaday in uu Soo Dhiso Xukuumad Tayo Leh

Published on December 30, 2013 by   ·   No Comments

IMG_124330—–12—-2103—–Cadaado Ximan iyo Xeeb—————-Xili dhawaan lafilayo   in  Ra’wasaaraha Dowlada  Federaalka ee Soomaaliya Cabdi Wali Sheekh Axmed  uu soo dhiso Golihiisa Wasiirada ayaa qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Cadaado wax ay talooyin kala duwan ka bixinayaan soo xulista golaha Wasiirada ee Dowlada Federaalka ee Soomaaliya.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Qeybaha Kala Duwan ee Bulsahda ku dhaqan Magaalada Cadaado ayaa dhamaantood waxa ay Ra’wasaaraha Soomaaliya ka dalbanayaan in uu soo dhiso Xukuumada tayo leh oo sii amba qaadi akrta Howlaha Shaqo ee Horyaala.

Xubnaha ay Macaquulka tahay in uu Soo Magacaabo Cabdi Wali Sheekh Axmed Ra’wasaaraha Soomaaliya ayaa ah kuwa kaban Kuwii Soomaray Xukuumadihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya Sida ay sheegayaan Warbixino si Hor udhac ah Usoo baxaya.

Waxaa Qoray: C/Fitaax Axmed Cali (Shiino)

4

2

3

 

1

Standard
Uncategorized

Magacyada xubno badan oo kamid ah Wasiiradii Xuukumadii Saacid kuwaa oo mar kale la filayo in ay kasoo muuqdaan Xukuumada Cusub uu soo dhisayo Ra’izul Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed.

 Magacyada xubno badan oo kamid ah Wasiiradii Xuukumadii Saacid kuwaa oo mar kale la filayo in ay kasoo muuqdaan Xukuumada Cusub uu soo dhisayo Ra’izul Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed.

Wasiirada la filayo in ay kamid noqdaan Xukuumada lasoo dhisayo ayaa u badan Xubno aad ugu dhawaa siyaasad ahaan Madaxweyne Xasan Sheekh qaarkoodna ay kawadatirsan yihiin Xisbiga Madaxweynaha Hogaamiyo iyo Ururka Dam Jadiid.

Halkan ka Aqriso Magacyada Wasiirada soo noqonaya iyo Wasaaradaha ay qabanayaan markan.

1.Fowsiyo Yuusuf X Aaden Raysalwasaare xigeen Ahna Wasiirka Arimaha Dibadda

2.Maxamuud Xasan Suleymaan Wasiirka Maaliyadda iyo lacagta

3.Cabdi Xakiin Xaaji Fiqi Wasiirka Gaashan dhigga

4.Cabdi kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Amniga Qaranka

5.Jamaal Maxamed Barrow Wasiirka Warfaafinta

6.Dr. Maryan Qaasim Axmed Wasiirka Caafimaadka

7.Cabdulaahi Abyan Nuur Wasiirka Cadaallada

8.Faarax Shiikh Cabdi Qaadir Wasiirka Distuurka iyo Arimaha Fedraalka

9.Maxamed Nuur Gacal Wasiirka Boostaha iyo Isgaarsiinta

10- Muxiyadiin Kaalmooy Wasiirka Dib u dhiska iyo Howlaha Guud

Wasiiradan ayaana ahaa kuwii ugu Muhiimsanaa Xukuumadii lagu eedeeyay Fashilka iyo Wax qabad la’aanta Baarlamaanka Soomaaliya ay kalsoonidii kala noqdeen iyadoona hada la isweediinayo waxa ay qaban karaan hadii ay mar kale Wasiiro noqdaan.

Standard
Uncategorized

NINKII BOOBE BAAS UDHACA SAMEEYEY OO GEERIYOODEY MAKAHIIL KALASHNIKOOF Mikhail Kalashnikov, Inventor of Eponymous Assault Rifle That Shaped Modern

Published on December 24, 2013

Mikhail Kalashnikov, the inventor of the most popular firearm in the world, died Monday at the age of 94. The Kalashnikov assault rifle became one of the world’s most widely used weapons, with an estimated 100 million guns now spread worldwide. The relative simplicity of the Kalashnikov, or AK 47, m

Standard
Uncategorized

Warbixin ku aadan Tirada Saxafiyiinta Sanadkan lagu Dilay Caalamka iyo Sababta loo dilay(Daawo Sawirada)

Warbixin ku aadan Tirada Saxafiyiinta Sanadkan lagu Dilay Caalamka iyo Sababta loo dilay(Daawo Sawirada)  

Hay’adda wariyaasha aan xaduuda laheyn ayaa warbixin ay soo saartay oo ay kaga hadlaysay tirada wariyaasha dunnida lagu dhibaateeyay sanadkaan waxaa ayna sheegtay Hay’adu in sanadkaan oo aan willi dhamaan dunnida lagu dilay 71 wariye.

Warbixintaan waxaa lagu sheegay in sanadkaan wariyaal badan lagu dilay wadamo ay ka mid yihiin Soomaaliya, Syria iyo Pakistan sida warbixintaan lagu sheegay.

Hay’adda wariyaasha aan xaduuda laheyn waxay sheegtay in 71 wariye ee la dilay ay u dhigan tahay in 20% wariyasha caalamka la la dilay waxaa la xiray 826 wariye halka loo hanjabay 2160 wariye.

Warbixintaan waxaa sidoo kale lagu sheegay in 87 wariye lagu qasbay inay dalalkooda ka cararaan oo ay wadamo kale tagaan.

39% wariyaasha waxaa lagu dilay furomo dagaal waxaana ay ahaayee wariyaal warbaahin kala duwan u shaqeeya halka 8% ay ahaayeen wariyal madax banaan waliba 4% dumar ayay ahaayeen.

Hay’addu waxay wal wal badan ka muujisay koroka beegsiga wariyaasha oo loo bartilmaamaysto shaqadooda oo kaliya sida warbixintaan lagu xusay.

Xog’hayaha guud ee ururka wariyaasha aan xaduuda laheyn Christophe Deloire ayaa sheegay inuu jiro koror la xiriira in la beegsado wariyaasha.

Wadamada Saxaraha ka hooseeya oo ay Soomaaliya ugu horeyso, waqooyiga Africa ,gobolka Bariga dhexe, iyo wadamo kale oo Latine America ayaa ah wadamada ugu badan ee wariyaashu tacadiyadu kala kulmaan waxaana sanadkii labaad willi safka hore ku jira wadamada Soomaaliya, Syria iyo Pakistan halka qeybta hoose ay ka hogaaminayaan wadamada Philippine Mexico iyo Brazil.

Xogtaan waxay muujinaysa in 71 wariye ee la dilay ay 37% u shaqaynayeen wargeysyo, 30% waxay ka tirsanaayeen Idaacado 30% Telefishino hal 3% ay websityo ka howlgalayeen.

Hay’addaan waxay ku tilmaantay dalalka China, Eritrea, Turkey, Iran iyo Syria inay yihiin 5 dal ee hogaaminaysa wadamada wariyaasha lagu xiro ee haddana lagu jir dilo.

Dhanka Soomaaliya marka la eego warbixintu dawlada iyo Al-Shababa waa ay ku eedeysay dhibaateynta wariyaasha Soomaaliyeed ee dalka ka shaqeeya.

Xigasho-allbanaadir


Standard
Uncategorized

New CJEU Judgment on the Scope for Asylum Applicants to Challenge their Dublin Transfer Posted on 18/12/2013

On 10 December 2013, the Grand Chamber of the Court of Justice of the EU (CJEU) issued a judgment in Case C 394/12. It held that the opportunities for an asylum seeker to challenge a decision to transfer him/her under the Dublin II Regulation are limited once a Member State has agreed to take charge of the examination of his/her application. This decision can only be overturned when there are systemic deficiencies in the asylum procedure and reception conditions of that Member State.

The case concerns a Somali national, Ms Abdullahi, who entered Greece irregularly by boat. She travelled to Austria via the Former Yugoslav Republic of Macedonia, Serbia and Hungary. The Austrian authorities requested Hungary to take charge of her under the Dublin II Regulation, and Hungary accepted.  Ms. Abdullahi appealed the transfer request and a dispute arose as to whether Greece or Hungary was responsible for examining theasylum claim in light of Art. 10(1) of the Dublin II Regulation. The Austrian court asked the CJEU to clarify the procedure for determining responsibility.

 

Standard
Uncategorized

Somali politician and peace activist, Asha Haji Elmi has on Tuesday received an international accolade in Malawi for her contribution towards empowering women in Somalia

Somali politician and peace activist receives international award

Somali politician and peace activist, Asha Haji Elmi has on Tuesday received an international accolade in Malawi for her contribution towards empowering women in Somalia.

She was among four distinguished Africanwomen recognized for their outstanding achievements towards ensuring that women claim their rightful places in the society.

Elmi, a member of the federal parliament and wife of former Prime Minister Abdi Farah Shirdon received the award from President Joyce Band of Malawi in Lilongwe.

President Band praised Asha Haji Elmi for her commitment towards improving the lives of the Somali women in the war-torn Horn of African nation.

Elmi has previously won international awards for her role in the society.

The other three are Folorunsho Alakija of Nigeria, Mrs. Litha Ogana from Kenya and Anastanzia Msosa, the Chief Justice of Malawi.

 

Waa ina

Standard